Aroos dhawaan ay galeen Fanaanka caanka ah Saxardiid Maxamed Saxardiid iyo Fanaanada Sanadka Ikraan Caraale oo ka dhacay magaalada Hargeysa ayaa noqday mid cajiib ku noqday Bulshada soomaaliyeed gaar ahaan kuwa isticmaala Aallada Facebook iyo waliba kuwa aqrista warbaahinta qoraalka ah (webseedada)
Muuqaalka lamaanaha fanka ku barbaaray ee kala ah Saxardiid Maxamed Saxardiid iyo Ikraan caraale ayaa ahaa mid isugu jira muuqaal fiican halka muuqaalka Sawirada qaarna uu ahaa mid bahdil ku ahaa Mustaqbalka labada fanaan
Labada fanaan ayaa jilaayay Muuqaalada Galbeedka iyaga oo soo bandhigay Muuqaal hoos u dhigaayo sumcada labada fanaan waxaana kamid ahaa muuqaal (Dhuuqmo ah) waxaana muuqaalkaasi uu noqonaaya mid ka turjumaayo xaalada nololeed oo ay soo wada qaaten labada fanaan ka hor inta uuna dhicin guurkooda
Arooska Ikraan Caraale iyo Saxardiid oo iminka lagu dhaliilayo in uu yahay mid hoorseed u ah dhaqan xumada Galbeedka walow amaan ay ku mudanyihiin heesaha ay qaadan hadana waxaa intaa bar bar socda Sawirada ay kusoo bandhigeen Aallada Facebook iyo Webseedada kaasoo ahaa mid Dhuuqma ah islamarkaana ay awoodi waayen in ay dareenkooda xakumaan ka hor inta aynan galin Hooygii ay ugu tala galeen in ay ku caweeyan
Ugu danbeyntii Taageerayaasha Ikraan Caraale ayaa Caro awgeed Aallada Facebook kusoo bandhigay Sawirada Arooska Ikraan iyo Saxardiid Sawiradaasoo ah mid ay ka qajileen Dadkii goob jooga ka ahaa Arooskaasi iyo waliba kuwa isticmaala Aallada Facebook
ikraan caraale Saxardiid Maxamed Saxardiid waxa ay naqdeen ilmo
waa wax lala yaabo inay shacabka tusaan baashi
arintaa sameyyeen waa arin iska caadi ah oo mar walbo ka dhacdo xafladda arooska lakiin waa arin tasi ceyb ka dhigtay markii saxafadda lo soo ban dhigay arinta qofkii aragto sawirka in aysan ka hadlin la rabay waxaa noqoneysaa in ay lagu faano.
ayaga waxaa kadanbi badan ninka faafinaayo allah kabaqa oo ceebta umada astura
arin taas waa fadhexat oo lamana iyo lamantis loga bahanyahay iin sarirta lagusameyo ma’aha in lasoshacbixiyo wayo wa gursanjiray hortot lakinsa waxan ookal kamadicin lakinsa carurtodha yaa ceeb treemidhonta wayo waa lugucayni dhona
Waa ceeb ku dhacday fanaaniinta oo dhan meelkastaba ha joogaanee wayo waxa ay ceebeysay fanka & sumcada fanaanin ikraan caraale waxaan ahaa taageera heeda weyn ee muqdisho hada lkn wanka labtay
Ikraan hadiiba nin heshay waa qeeer Gumeees indho waaweyn dheh , Fanaan qof lagu tilmaami karo ma ahan Cod iyo jir midna ma laha mise waa la iska heesi ?
walaalayaalow qoraalka waxaa kasoo xadeen markonews.com oo aan ka aqriyay laba asbuuc ka hor isaga iyo 30-ka fanaan eegu haysta fanaaniinta soomaalida
Ceeb badanaa webseedada miyaa laga soo xadaaya miyaa wararka Markonews.com ayaa laga soo xaday
K.k.k.k war adinka ka daaya webka mashquulka wuuba idin sheegay inuu warkan soo xigtay ee ka hadla qumayadan afka dheer ee ilkihii dhaadheeraa ninka lagashay k.k.k.k
akhyaarta midaan horaa loogasoodhameystay qolofwaaye hoos ayey eberkatahay marka waxaan ceebteeda ma,ahan waa caadadeed
naa ikraan nagadaa baashida sharaftaada way dhacday