Sunday, May 19th, 2013
.

Dameer Jeceel lee la Marayaa (Muuqaalka Maanta)

Published on June 16, 2012 by   ·   1 Comment

Muqdisho (Galcad24) Muuqaalka Maanta waxa aynu ku soo qaadaneenaa Mataane u dhashay Wadanka Chilli ayaa loo aqoonsaday dadka aduunka ugu jecel Dameeraha.

Mataanahan waxa ay booqdeen wadamo badan oo Latin Amerika ah iyaga oo xuquuqda dameeraha u doodaya waxaana dhawaan Wakaaladaha wararka wadamada Koonfurta Maraykanka lagu soo shaaciyay Muuqaalka Labadan gabdhood.

Dadkeena Soomaalida ah ayaa waxa ay qaarkood aad uga faanaan Dameeraha waxaana taasi ay meesha ka saraysaa Markii Muuqaalkani uu qof walbaa daawado islamarkaana uu dib u eego Xuquuqda uu mudan yahay Dameerka.

HomePage

Readers Comments (1)

  1. Amal Kines says:

    I am really impressed with your writing skills as well as with the layout on your blog. Is this a paid theme or did you customize it yourself? Either way keep up the excellent quality writing, it is rare to see a great blog like this one today..

You must be logged in to post a comment.

We Love Fanaaniinta Sanadka”Like”

qisoj

Daawo All Somali Tv Live