Saturday, May 25th, 2013
.

Halkii Kulan Ee Ciyaarta Sariirta Waxa Ay U Dhigantaa Orad Dhan 15-Daqiiqo ,

Published on June 25, 2012 by   ·   No Comments

Baaritaan la sameeyay ayaa lagu ogaaday in galmada ugu fiican dhanka caafimaad ahaanta ay tahay midda todobaadkii labada jeer la sameeyo .

Galmada habka wanaagsan u dhacda ayaa xitaa u u wanaagsan habka wax urinta iyadoo jirka uu soo daayo galmada ka dib hormone la yiraahdo Prolactin kaasi oo ka shaqeeya hormarinta shaqada unugyada neerfaha ee maskaxda gaar ahaan unuga qaabislan dhanka wax urinta

Sidoo kale galmada ayaa yareysa oo hoos u dhigeysa in qofka uu kud haco xanuunada wadnaha %50


Waxa ay sidoo kale u fiican tahay jirka iyadoo halkii weerarka sariirta uu jirka gubo 200 oo tamar waxa ayna taasi la mid tahay halkii galmo in ay u dhiganto adiga oo sameeyay orad 15-daqiiqo ah

Galmada waxaa kale oo ay u wanaagsan dhanka murqaha iyadoo inta kulanka lagu jiro u jirka soo daayo hormone-ka la yiraahdo testosterone kaasi oo u wanaagsan murqaha oo xoojiya

Sidoo kale wel welka ayay galmada yareyasa , waxaana lamanayaasha lagula talinaya in kulankooda ahaado mid ku dhaca jawi wanaagsan .

HomePage

Readers Comments (0)

You must be logged in to post a comment.

We Love Fanaaniinta Sanadka”Like”

qisoj