Wednesday, June 19th, 2013
.

Shirkadda Naunce’s oo soo saartey Teknoolaji cod kala garanaayo iyo taleefanka gacanta..(Daawo )

Published on June 26, 2012 by   ·   No Comments


Shirkadda Naunce’s ee fadhigeedu yahay Massachusetts ee dalka Mareykanka ayaa soo saartey Teknoolaji codka kala garanaaya waa hab loogu talagalay in dadku ay taleefankooda gacanta ay ku qufulaan ama ay ku furaan codkooda oo kalliya, Haddii uu hergalliyo Dragon Id waxa uu kala garan doonaa codadla kala duwan

 

Qalabkan wuxuu kaloo awoodaa in uu kala garto codadka marka lagu hadlayo afaf kala gedisan. Teknoolijiyadan Cusub oo ay soo saartey shirkadda Naunce ayaa waxa uu Taleefankaaga gacanta u noqonayaan mid ammaan ah, sidoo kale Teknoolijiyada Dragon Id wuxaad si fudud u weydiin kartaa saacada iyo walliba cimilada.

galacad

Readers Comments (0)

You must be logged in to post a comment.

LIKE SAAR BOGGA GALCAD24.COM

qisoj