Wednesday, June 19th, 2013
.

Fikirka reeban ee raaxada ee ragu ku fikiro

Published on June 29, 2012 by   ·   No Comments

Baaritaan ay sameeyeen khuburo maraykan ah oo  ka hawlgasha Seductionslabs ( laabka soojiidashada) ayaa waxa ay soo saareen natiijada daraasad ay ku sameeyeen sida ragu ugu fikiro galmda.

Daraasada ayaa waxa ay tilmaamaysaa in fikirka raga ee ku saabsan galmada uu ka duwan yahay ta dumarka. Fikirka raga ayaa waxa uu ku salaysan yahay awood iyo kala sarayn halka dumrakuna kaga fikirayaan in ay sameeyaan wax aan la caadi ahayn.

Hadaba halkan hoose ayaa waxa aan soo galinaynaa dhowr ka mid ah fikirka reeban ee raga firkirkooda galmada:

1-      Dumar badan

In uu laba xaas lahaado oo ay hal guri la degan yihiin, walibana ay mid seddexaad ugu jirto safka.

2-      Galmo joogta ah

In uu helo galmo joogta ah mar kasta iyo meel kasta oo uu joogo oo uu dareenkiisu kaco.

3-      In ay matasho xaaskiisu naag kale

Raga xaaska leh oo ilaalinaya jiritaanka qoyska ayaa waxa ay ku fikiraan in ay xaaskiisu iska dhigto naag kale oo aanu aqoon. Taas oo uu ragu ka helo dareen badan hadii ay xaaskiisu sidaas samayso.

4-      In ay la raaxaystaan naag ayna aqoon

Sida aan kor ku sheegnay in ay ku fikiraan in xaaskoodu matasho qof aanay hore u araga ayaa waxa ay ku tusaysaa in ay galmo la samyn lahaayeen naag kale oo ayna aqoon. Laakiin uu damiirku u ogolayn.

5-      Wax ay ku fikiraan waxa aad u mamnuuca ah

Waxa kale oo ay ku fikiraan in ay xiriir la sameeyaan xaaskooda saaxiibadeed ama ay aad ugu fikiraan haweenayda ka ah maamule shaqada ay ka shaqeeyaan.

Waxa kale oo ay ku fikiraan gabadh ka yar xooskooda ama ayaga oo leh harem ( oo ah dumra badan) oo ay qabaan. Waxa kale oo ka mid ah uguna damaysa arimahan kuwa ku fikira in ay is garaacaan. Taas oo afka qalaad lagu dhaho “sadomachocism”.

galacad

Readers Comments (0)

You must be logged in to post a comment.

LIKE SAAR BOGGA GALCAD24.COM

qisoj