Saturday, May 25th, 2013
.

Maxaa Keeno Kalsooni Darada Soo Kala Dhax Gasha Lamaanaha (Warbixin)

Published on July 3, 2012 by   ·   No Comments

Waa aduunyo ileen aayo malahee waa inaad fahantaa waxaa u yahay jaceelku mar hadii aad tahay dhalinyaro jaceelku kama marna dookh iyo dareen uu qofku u qaado qofkale.

Rag ha ahaado ama dumar ha ahaado. hadii aan nahay soomalida waxaa inagu yaraaday aaminkii ama kal soonidii qofba qofka kale uu udhiiban lahaa qalbigiisa iyo gebi ahaanba. sirtiisa .
allahayoow naf daacad ah iyo niyad saafi ah nasteexaaga ku ogoow dadkii Soomalida waxaa ka dhaamaaday aaminki waxaa qofkasta ku lamaanan qalbigiisa .
shaydaan tusaya inuu qofka been u sheego ama uu lugooyo waa yaab dareenka ninka raga ah waxaa dhiiri galiyaa qof dumar ah oo misana daacad ah…. gabadhana waxaa.
nafteeda kal sooni siiya wiilka dacad ah hadaba Akhrisoow maxaa inaga dhameeyey dulqaadkii iyo samirkii aan ku abuuri laheen kalsoonida taasi waa su,aal is waydiin mudane islar ahaantaasina ah muwduuca meesha yaala.
Hadaba laga soo bilaabo sanadi 2003 anigo wax ka qorayay arimaha bulshada ayaan door biday maanta in aan usoo bandhigo akhristayasha qiima naga badan sida ula muuqaato ayana arinkaasi.
Hadaba fikraada iyo sida aay kulo muuqaato waxa keenaya kalsnooni darada soo kala dhex gala lamanasha Soomaaliyeed ee wada hasaasawa ku soo hagaaji fikraada ciwaanka ama telefan nabarka.
W/D: Nuur Ismaaciil Sheekh

Nairobi Kenya

E-mail nuur.usa@hotmail.com

HomePage

Readers Comments (0)

You must be logged in to post a comment.

We Love Fanaaniinta Sanadka”Like”

qisoj