
Fanaanka Maxamed Cali Burci ayaa qirtay in heesta Dhaqtar beeysu keeyn qoray ka xaday nin kale oo lagu magacaabi jiray Ahmed Saciid,una dhashay Yemen,balse ahaa reer Burco.
Fanaanka M Cali Burco oo ah fanaan caana,shactaro badan ayaa heesta uu xaday ku soo caanbaxay,wuxuuna uga qeybgalay tartankii heesaha hergalay oo kaalinta 1aad ku galay.
Daawo Waraysiga Fanaankaasi uu Ku Ceeboobay
