Wednesday, May 22nd, 2013
.

Daawo Wariye Warbixin Xasaasi ah Ka Diyaariyay Fanaanadda Ikraan Caraale

Published on July 28, 2012 by   ·   No Comments

Fanaanadda Ikraan Caraale oo Ka Mid ah Fanaaniinta Da’da yar ee Soomaaliyeed Ayaa Markii Ugu Horeysay Laga soo Saaray Warbixin Muuqaal ah oo Si weyn U taabanaysa Fanaanadda Taariikhdeeda  Wariyaha Soo saaray Warbixintaasi Ayaa  Shacabka Horkeenay Arimo Xasaasi ah

Wariye C/llaahi Maxamed Cumar ”Balwaan” oo Soo saare Ka ah Barnaamij Lagu Magacaabo Tixraaca Fanaanka Ayaa Ku soo qaatay Todobaadkaan Barnaamijkiisa Taariikh Kooban oo Ku saabsan Fanaanadda Ikraan Caraale

Nala Daawo Fanaanadda Ikraan Caraale Taariikda Laga Diyaariyay

Wixii Talo Iyo Tusaale Ah ee Ku saabsan Barnaamijkaan Kala Xiriir Soo saraha Barnaamijka C/llaahi Maxamed Cumar ”Balwaan” Adigoo Warqadaada U marinaya E- Mailada Kala Ah 

Balwaan2007@hotmail.com

Balwaan2007@gmail.com 

Balwaan2007@yahoo.com 

HomePage

Readers Comments (0)

You must be logged in to post a comment.

We Love Fanaaniinta Sanadka”Like”

qisoj