Sanad Guuradii 14 Ee Aas aaska Maamulka Puntland Isla Markaana Siweyn Loogu Dabaal Dagay Ayaa Markii Ugu horaysay Waxaa Wac Daro Ka Dhigtay Fanaanadda Caan Ka ah ee Saado Cali Warsame oo Wali Ka Muuqato dhaawicii Ka Soo Gaaray Qarixii Dhawaan Lala Eeg tay
Goor Dhaw Naga Filo Muuqaalka Xaflada Ay Ka Qayb Gashay Saado Cali oo dhaawaca Ah

