
Barnaamij Qiimo Badan oo Loogu Magacdaray Raad Raaca Fanaanka Ayaa Markii Ugu Horeysay Soo Jiitay Dhamaan Fanaaniinta Soomaaliyeed Ayagooo aad Ugu Riyaaqay
Barnaamijkaan oo Markii Ugu Horeysay La Soo Bandhigay Ayaa Waxaa Lagu Soo qaatay Taariikhda Fanaanadda Ikraan Caraale Qaab Cadaalad ah ayaana Loo Soo Bandhigay
Daawo Barnaamijka Raad Raaca uu Soo Qaabeeyay Wariye C/llaahi Balwaan
Fanaaniinta Barnaamijkaan Qiimyay Una Riyaaqay Waxaa Ka Mid ah Xasan Aadan Samatar’Qadro Daahir Cige”Sahro Axmed Jaamac Saynab Cige Salaad Maxamed Shardi Salaad Darbi Farxiyo Fiska Nimco Dareen Ubax Nacfi Fartuun Birimo Falis Cabdi Iyo Lafoole
Wixii Talo Iyo Tusaale Ah Ugu Dir Soo saaraha Barnaamijka
Wariye C/llaahi Balwaan E Mailkaan Balwaan2007@hotmail.com
