Wednesday, May 22nd, 2013
.

Daawo Fanaanadda Farxiyo Fiska oo Ku Jirta Dalxiiskeedii Sanadka

Published on August 3, 2012 by   ·   1 Comment

Fanaanada caanka ah ee Soomaliyeed Farxiyo Fiska ayaa mar kale quruxdeeda banaanka keentay, iyadoo fanaanadu weli ku raaxeysaneysa Sumarka, waxayna markaan ka soo muuqatay Swedan magaalada Stokholm

Fiska ayaa lasoo baxday muuqaal qurux badan oo soo jiidasho leh, waxaana dadka qaar ku macneeyeen quruxda fanaanada mid aan la quuri karin lana qeybi karin, maxay kula tahay aqristow?

HomePage

Readers Comments (1)

  1. i love fiska says:

    wey ila so ureysa wayo qawanan iyo qaab daro aa kaso Gaf Gf dhohowyso.,,

You must be logged in to post a comment.

We Love Fanaaniinta Sanadka”Like”

qisoj