Saturday, May 25th, 2013
.

Hadii Dumar Aad Aaminto Ma Sidaan Baa Kuu Dambaynaysa”Qiso Dhab ah”

Published on August 7, 2012 by   ·   No Comments

Dhacdooyinka Ka Dhaca Mar Walba Dalka Koofur Afrika Waa Kuwo Fajiciso ah Isla Markaana Qaarkood Maanku Diidayo Hasayeeshee Qisadaan Ku Dhacday Wiilkaan Soomaaliyeed Ayaa Noqotay Mid Arga Gax Iyo Anfariir Ku Beertay Dhamaan Ganacsatada Soomaaliyeed ee Ku Dhaqan Koofur Afrika

Ruux Aduunyo Joogoow Maxaa Aragti Kuulaaban Wiil Dhalinyaro ah Isla Markaana Ka Mid Ah Ganacsatada Ku Sugan Gudaha Koofur Afrika Ayaa Gabi ahaanba Dab La Qabad Siiyay Kadib Markii Haweenay Xaas Ahayd Ay Shir Qooshay

Wiilkaan oo Lagu Magacaabo Asad Ducaale Xasan Ayaa Uga Sheekeeyay Shabakada Galcad24.com Sida Ay Wax Ugu Dhaceen Waxa uuna Hadalka U dhigay Sidaan

” Dalkaan Koofur Afrika In Mudo ah Ayaa Ku Noolaa Waligayna Waan Iska Ilaalin Jiray Wax Walba oo Dhib iiga Imaan Karo Balse Maalin Maalmaha Ka Mid ah Ayaan Gabar Iska Baranay Xaafad Ka Tirsan Magaalada Cape Town Gabadhaasina Xiriir Ayaa Na Dhex Maray Balse Xaqiiqdii Aniga War Moog ayaan ahaa Mana La Socon Gabadha La Qabo. Mudo Markii uu Xiriirkaasi Naga Dhaxeeyay Ayaan Guur Ku Heshiinay Waana Soo Mehersaday, Waxaana Dajiyay Tuulo Lagu Magacaabo Filiibi. Habeen Habeenada Ka Mid ah Ayaa Waxaa Dukaankii Aan Wada Joognay Aniga Iyo Xaaskeyga Dab La Qabad Siiyay Nasiib Gabdhii Iyo Anigana Meeshaan AYaan Ku Gubanay Nin kiina Waa uu Cararay Waana La La Yahay Ayuu Yiri Asad Ducaale oo ah Wiilka Sidaan Loo Galay

Xaalada Asad Ducaale Ayaa Hada Soo Roonaanaysa Isagoo Dhawaan Ka Soo Baxay IsBitaalkii Lagu Daweynayay

Fadlan Waa Noo Muhiim In aad Ku soo Biirto oo aad Like Noo Tiraahdo Guruubka Galcad24.com ee Dhinaca Facebook Waxaadna Ku Arki Kartaa Dhinaca Midig ee Halka aad Warkaan Ka Akhrisanayso 

 

 

HomePage

Readers Comments (0)

You must be logged in to post a comment.

We Love Fanaaniinta Sanadka”Like”

qisoj