Wednesday, June 19th, 2013
.

Gudoomiyaha Waayaha-Cusub ee Shiine oo Markii Ugu Hureesay Ka Jawaabay Heesta Lagu Weeraray Xaaskiisa (JACDA KENYA LAJOOG)

Published on August 8, 2012 by   ·   No Comments

Abwaanka Dhalinyarada Heesaha Qaada ee WAAYAHA CUSUB Shiine Aqyaar ayaa waxaa uu Markii Ugu Hureesay Jawaab Kabixiyay Heestii Lagu Aflagaadeenaayay Fanaanada Caanka ah ee Falis Abdi oo ah Xaaska uu qabo Shiine.

Heesta Loogu Magac daray Jacda Kenya Lajoo ayaa waxaa aay qeyb ka aheed Dagaalkii Aay Fanka isku weedaarsadeen Labada fanaan ee Ikraan caraale iyo Falis  In Kastoo Abwaanadii Alifay Labada Heesoo oo La Isku Weeraray Ay  Dafireen

Ikraan oo soo qaaday hees Loogu Magac daray GAARSIIYA ayaa waxaa loo fasirtay in aay tahay fariin Sugaaned oo Ku Socota Shina aqayaar oo Jaceyl iyo Xariir Mudo ka dhaxeeya Ikraan iyo Abwaan shiine.

Soo bixitaankiii Heestaasi kadib Falis ayaa iyana waxaa ay Afka furatay oo Difaacaneesa Ninkeeda ama Gacaliyaheeda Jawaab Ka Bixisay soona qaatay hee Loogu magac daray Garaadlaay oo Maxeey intaasi sii raacisay .

Iyadoo aay sheekado halkaasi tagan tahay ayaa waxaa Ducda kasoo yeeray Fanaanada Shugri Sindigo oo hiil iyo huuba u ah Ikraan aay soo qaatay hees sitoos ah loogu weeraray Falis oo Loogu Magac Daray Jacda Kenya Lajooga bal iyana aan wada Dawano.

Ugu dambeentii Dagaalkaasi oo aay Mudo Kasoo wareegata ayaa waxaa manatay Jawaab Kabixiyaya Abwaan shiine aqayaar oo sheegay in Waayaha Cusub aay Aduunka Meel Kasta katagi Karaan Maanatayan uu joogo Dalka Mareekanka Taasina aay marqaati katahay in Isaga iyo Falis aay aduunka meesha aay rabaa kagaa noolaan karaan Balse Kenya aay tahay meel aay nolasheeda jecel yihiin .

Shiine ayaa Arintaani ugu jawaabay gacalisadiisa oo horay looyiri Jacda Kenya LAjooga Balse Maanatay aay sheekado tahay Meelsta weey tagi karaan Dhalinta WAAYAH-CUSUB.

W/D:Mohamed Abikadir ilmi Amoore
Email:Maxamedcc7@hotmail.com
Email:Mohamedcc7@hotmail.com
Email:Amoore-uk@hotmail.com 

galacad

Readers Comments (0)

You must be logged in to post a comment.

LIKE SAAR BOGGA GALCAD24.COM

qisoj