Iyadoo maalinba maalinta ka danbaysa ay isa soo tarayaan Musharaxiinta u tartamaya xilka Madaxweyne ee Dalka Saomlia ayaa waxa hada lagu dhawaaqay 13 xildhibaan oo u taagan Kursiga Madaxweyne ee Dalku yeelanayo 20 Bishan. Halkan Hoose Ka Daawo
You must be logged in to post a comment.