Taageerayaashii Soo Dhaweyay Ra’isal Wasaarihii Hore Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa aad Uga shalaayay Kadib Markii AY Ka Dhax leen Dhimasho Iyo Dhaawac
waa dhacdo aad iyo aad u foolxun dadka meesha ku geerriyooday waxaa ka masuul ah dowlada u madaxda u yahay Sh.shariif , wixii meesha ka dhacay asaga yaa loo heestaa!
waa dhacdo aad iyo aad u foolxun dadka meesha ku geerriyooday waxaa ka masuul ah dowlada u madaxda u yahay Sh.shariif , wixii meesha ka dhacay asaga yaa loo heestaa!
nabsi waa jiraa xaqaana hari kiidaacad noo ah daa,in waa ujeedaa alow masaakiinta xaqeeda banaanka soodhig dhiigoodaal ladhayalsanaayaaye ilaa iyo22sano waayaab islaanimo miyey jirin dadku diir adkaa kuwaaslalaynayo maa larabaa hadana inay sacabo tumaan waa sheekadii ahayd aanuuge adna macasha iiqabo , kuwa dadka laynayoow ,diintana dayacayoow, dalkana iibinaayoow, doolar dantooda moodayaaloow ciida way xaroobiyee xagee cagaha dhigaysaanoo cisha qura kunoolaanaysaan.
alaha u naxiisto dadkii ku geeriyooday xasuuqaa