Wednesday, May 22nd, 2013
.

Cabdi Bile Cabdi: Xagee ku ognahay Labaddii dhalinyaro ee Zam zam iyo Maxamed Calankeena Siday?(Daawo Muqaal)

Published on August 10, 2012 by   ·   2 Comments


Orodyahankii Caanka ahaa ee Soomaaliyeed Cabdi Bille Cabdi ayaa Indhihiisa Ilini ka soodaadatay kadib markii uu xafladdii london ee Loo qabtay labada Ororodyahan uu dadkii Ka sooqeybgalay xasuusiyay Bal in ay meel ku sheegaan labaddii orodyahan ee Soomaaliya Uga qeyb galay Orodka Sanadkii hore kuwaasi oo mid kamid ah ay Liibiya Ku dhimatay wiilkiina uu ku xanuunsanayo Magaaladda Muqdisho.

HomePage

Readers Comments (2)

  1. qadar says:

    i am sorry walasheey samia allaha unaxaristo wilkana allaha cafiyo dadka somaliyedna waxaan ka cudsanenaa inay ugurmadaan wilka iyo gabadha rer koda

You must be logged in to post a comment.

We Love Fanaaniinta Sanadka”Like”

qisoj