Friday, May 24th, 2013
.

Musharaxa Xaaji Maxamed Yaasin Oo Fadeexoobay sababti Akhri

Published on August 10, 2012 by   ·   2 Comments

Musharaxa Xaaji Maxamed Yaasin oo ka mid raga isku  soo taagay dorashada 20 ka agosta oo maalmo qura ka harsan tahay  ayaa isku dhiibay rag kale oo xifaaltan siyaasdeed kala dhaxeeyay Musharaxa.

,
Kulan aay iskuugu yimadeen musharaxin fara badan oo doonayay in dalad qura ku midoobaan, ayaa waxaa uu ,ka hor qirtay in uu yahay nin maal qabeen ah isla markaasina kursiga ku doonayay in uu ku iibsado lacag  balse taasi  maanta surta gal aheyn sida hadalka u dhigay waxaa uu sheegay in aay jiraan rag fara badan oo ugu cad cad xiligaani.

,
Maanta ka bilow waxaa aaminsanaa waxaa aay ka baxday daaqada, raga ila midka ah ee aaminsan lacagta waxaa u sheegaya in maanta xamar is badal ka jiro kursina la iibsan karin ayuu hadalkiisa ku soo gaba gabeeyay Xaaji Maxamed Yaasin oo u muuqday in uu ku hungoobay musharaxnimadiisa bisha agost ee aan ku guda jiro.

,
Si kastaba ha ahaate Xaaji Maxamed Yaasin ayaa ka mid ahaa Musharaxinta Mar  uun in madaxweyna maqlaan ku qafifay isla markaasina ku baxiyay dhaqaale fara badan.

,
Dhaqaalaha ugu baxay Xaaji Maxamed Yaasin, waxaa aay tusaale u noqanaysa musharaxin fara badan ee aaminsan maanta in aay iibsan karaan kursiga jececna in aay wax waliba maasuq maasuuq iyo laalush kala daba wareegan baarlamanka cusub ee la soo xulaya.

,
Dalada cusub ee musharaxinta ah ayaa u muuqda kuba ayaga dhexdooda kala shakin doonayana ruux waliba in uu kaalintiisa ka muuqda balse la arki doone waxaa aay soo kordhisa midoobida 13 musharax ee ku midoobay maanta muqdisha.

HomePage

Readers Comments (2)

  1. alla aamin says:

    wax aan isqab qabsi iyo ceb ahen kamafaaidayaan

  2. Ma gafe says:

    Een aniga waxaan oran lahaa gabagood waa kuwa takri falayaal aan waxba isdhaamin, musuqmaasuq iyo wax ka sii xunba waa lagu sugayaa kan ku guuleysta iyo kan aan guuleysan waa cadowga umada soomaaliyeed iyo cadow allah, kii nabad iyo caddaalad ka sugayow iimaan ma lihid maxaa yeelay madaxweyne caddaalad iyo iimaan xambaarsan ayay umadi aamini kartaaaa!
    Waxba isma dhaamaane yaan dhalanteed idinla dhallan rogin diintiinana shaki la idinku galinin!

    Waa magafe -nabadda islaamka jecel

    khurdhuum- suudaan

You must be logged in to post a comment.

We Love Fanaaniinta Sanadka”Like”

qisoj