Saturday, May 25th, 2013
.

Wiil Har Cad Jaceylkiisa ay Ka Raacday Wiil kaloo Asaagii ah”Dhagayso”

Published on August 10, 2012 by   ·   No Comments


Shabakada Galcad24.com Qisooyinka Xaqiiqda ah ayeey Umada Soomaaliyeed U soo Bandhigaan Had Iyo Jeer Waxa ay Isku Hoolaan Sidii Ay Qisooyinka Qiimaha leh Ugu Soo Bandhigaan Umada Soomaaliyeed

 La Soco Qisada Inta aad Akhrisanayso Waxaan Kugu Tala Galnay Hees Qisada Sheekada Ku saabsan Waana Kuu shidan tahay Hada ee Dhuux Murtida Heesta 

jaceylka Waa Uu Dhib badan Yahay, waana Wax marna Ku Dhamaada Guul Marna Guul Daro” Ayuu Hadalkiisa KU Bilaabay Dhibanahan oo Har Cad Laga Racay Wiil Asaagii ah.

Wiilkan Dhibanaha ah ee Magaciisa Layiraahdo Ismaaciil Kaarshe oo Ka mid ah Dhalinta Ku Nool Dalka Jabuuti ayaa Xiirir Jaceyl oo Mudda Kala Dhexeyay gabar Magaceeda Lagu sheegay Ismahaan Yuusuf Ay Ka raacday Wiil Ganacsi Baahsan Ku heysta Dalkaas.

Dhibanahan oo U Waramayay Galcad24.com  ayaa Sheegay Ineey Gabadhaasi Qayaantay oo ay Ka Dooratay Lacag, Lacagtaasoo xiligey doonta dhamaan karta. Laga Dhici karo. lagana Xadi Karo.

 .

Isaga oo si hadlaya Waxa uu yiri Jaceylkaan u Haya Ma aysan Tix galin Laakin Waxa ay raacday lacag abid aan qofka Ku waareyn.
Dhibanahan Isaga oo oynaya hadalkiisana Sii wata waxa uu Yiri ” Waa ay Dhib badan Tahay Si Qalbigaga Looga Gooyo Ruux Aad Jaceyl Daran aad u Qaaday, Hadana aan Ku tix galin oo meel Cidla ah Kaaga Dhaqaaqay, Lakin Dumarow Kuma aamino ayuu Hadalkiisa Kusoo Afjaray.

Dhacdadan xanuunka Badan ayeey Dadka Reer Jabuuti hadal hayaan

W.Isku Soo Duway:- Xaaji Tahriib iyo C/Qani Abti Doon

Kala Soo Xiriir Galcad24.com
Galcad24@hotmail.com

HomePage

Readers Comments (0)

You must be logged in to post a comment.

We Love Fanaaniinta Sanadka”Like”

qisoj