Qisadaan Waa Dhacdo Cajiib ah In Badan Aad La Yaabi Doonto Lana Tacajubi Doonto Arintaan,Waxa ay Dhac Martay Labo Wiil oo Saxibo ah Marna ah Macalin iyo Arday-kiis Waxaana Lagu Kala Magacaabaa Salmaan iyo Shaakir,Waxa ayna Qisada u Dhaceysaa Sidan.
Salmaan iyo Shaakir Waa Labo Wiil oo Saxibo ah Aad na Isugu Dhow Waxaa Usii Dheer Waa Macalin iyo Ardaygii oo ay Dadka Qaar ay Dheer Yihiin Waa Labo Aan Waxna u Kala Qarsaneen Kubada Isla Cayaara,Wada Baashaala.
Shaakir Waa Maclinkee Waxa uu Sida Qudba Siro ah Ku Qabaa Shukri oo ah Gabar Booyaasao ah Isla Markaana u Shaqeysa Reer Dhaqaalo ah oo Ka Kooban Nin iyo Xaaskii,Shaakir iyo Shukri Arinta Guur Gooda Waxaa Kaliya oo La Socda Salmaan oo u Dhaxeeya Ahna Garsooraha Jaceylkooda Marka ay Isku Dhacaan Waa Ninka Gartooda Kala Isku Maslaxa Waaba Marjaca Jaceylka Shaakir iyo Shukri.
Reerka Dhisan Waxa uu u Baahan Yahay Sabir iyo Dulqaad Si Loo Gaaro Hadafkii Hore ee Reerka Loo Aas-aasay, Shaakir Waxa uu Xariir Kale La Leeyahay Gabar Kale oo Ka Mid ah Ardada uu Waxbaro Waxa uuna Yahay Inta Badan Mid Dhan u Janjeera Waa Rag iyo Damacii ,Shukri aad Bey u Jeceshay Shaakir Waxa ayna Inta Badan Ka Aragtaa Waxyaabo aan Qancin Ayada,Farxad,Kaftan,FurFurnaan Intaba Kuma Heyso Mudooyinkii Dambe Waxa ayse Dacwooyin Dhowr ah U Gudbisay Xaakinkii Jaceylkooda oo ay Ugu Magac Dartay Father of Love ”Aabaha Jaceylka” Waa Salmaane Saxibkii Mar Walba Waa uu Ku Canaantay In Gabadhaa uu Ilaaliyo Kana Daayo Waxyaabaha ay Ka Cabaneyso.
Somalida Hore Ayey u Tiri Nin Meel u Cad Meel Ka Madow,Shaakir Maba Arko Baaqyada Is Daba Jooga ah ee Kaga Imaanaya Xaaska uu Qudbada Sirada Ku Qabo iyo Canaanta Saxibkii Markii La Isku Daalay Ayaa Shaakir Waxa uu Ugu Dambeyn u Go,ay Gabadha Ardayadiisa ah Waxa uu Dalaaqada u Fududeeyey Shukri,Arintaa Waxaa aad uga Xumaaday Salmaan Waliba Zaa,id Uga Carooday Balse Maxaa uu Sameeyaaa Saxibkii Go,aankiisa Waa uu Gaaray.
Kala Tagii Shaakir iyo Shukri Ma uusan Jarin Xariirkii Walaaltinimo ee Salmaan iyo Shukri Salmaan Waa u Xariirin Jiray Gabadha uu Furay Saxibkii Waliba Si Wanaagsan,oo Ay Jecleystay Shukri Xariirta Wanaagsan iyo Wanaaga iyo Dabeecada Macaan ee Salmaan Waxa uu Dareen Ku Abuuray Shukri oo Damaacisay Salmaan, Bun Hadii La Waayo Badalkiisa Ayaa La Helaa.
Shukri Waxa Ay Durba Dareenkeeda Ku Shubtay Una Bandhigtay Salmaan Asna Kama uusan Diidin ee Qalinka Ayuu Ku Duugay Mudo Kadibna Waxa La Wada Tagay Deegaanka Cagaaran Mar Kale iyo Guur Qudba Siro Ah , Cajiib Dunida Wax Walba Waad Ku Arkeysaa Guurka Wali Waxa uu Ku Socdaa Saaxada Qudba Sirada.
Shaakir Waa uu Ka War Haayaa Xariirka iyo Guurka Ugubka ah ee Dhaxmaray Xaaskiisii Hore iyo Saxibkii Salmaan Waa uuna Ku Faraxsan Yahay.
Shukri iyo Salmaan Waxaa Dhaxmaray Nolol Wanaagsan oo Ku Dhisan Farxad iyo Daacadnimo Wallow Aysan Is Guri Geysan,Dhanka Shaakir iyo Gabadhii Kale ee uu Xaaskiisa u Furay Waxa y Mareysaa Meel Dhaxe Shaakir Waxa uu u Bartay Qof Jacel oo Si Wanaagsan Ula Dhaqanta,Erayo Macaan u Isticmaasho,Balse Waxa uu u Yimid Qof KulKulul oo Dabeecad Adag Jixin Jix aan Aqoon,Waxa uu Ka Shalaayey Furiinkii Shukri, Nabsiga Waa Harka Labdiisa Galini Marba Dhan Ayuu Jiraa, Shaakir Waxa Ku Soo Laba Kacleeyey Jaceylkii uu Hore Isaga Indho Tirayey,Waxaa Hami Ka Galay Xaaska Saxibkii Horena uu u Xumeeyey Lkn Nasiib Daro Maxaa uu Sameyn Karaa Waxna Kama Qaban Karee.
Waxaaa Ku Yimid Isbadal Kii Ugu Xooganaa Waxa uu Wadi Waayey Casharadii uu Arada Siin Jiray,Isbadalka Ku Yimid Shaakir Waxa uu Murug Ku Noqday Saxibkii Salmaan oo Asaga Mar Walba Isku Dayi Jiray In uu Ogaado Waxa Isbadalka Ku Keenay Saxibkii,Lakin Shakir Waa uu Ka Dhaga Adeegi Jiray In Arintaa uu Saxibkiis u Sheeko.
Salmaanse Kama uusan Harin Ilaa Saxibkii uu Ka Keeno Waxa uu Qarinayo Kama Dambeysay Shaakir Waa uu u Sheegay Salaama Markii Arinta Loo Sheegay Aad Buu Uga Naxay,Wax uu Sameeyo Ayuu Garan Waayey Ugu Dambeyntiina Waxa uu Qaatay Go,aan ah In uu Saxibkii u Furo Xaaskiisa,Waxa uuna Arinta Hor Dhigay Shukri Balse Aad Bey Ula Yaabtay Wax Ay Sameyso Ayey Garan Weyday Lkn Waxa ay Weydiisay In Xaaskiisa uu u Furay Saxibkii ? Salmaana Waxa uu Yiri Haa Waxa uuna Raaciyey Sababta uu u Sameynayo Arintaa Ka Dambeysna Salmaan iyo Shukri Waa ay Kala Tageen Waxaana Salmaan uu Ka Shaqeeyey In uu Mar Kale Isku Guuriyo Shaakir iyo Shukri Hadana Waxa ay Yihiin Reer Wadajir u Nool Caruur Na Leh.
Qoraa: C/laahi Qorshe
Cape Town South Africa
Wa qiso yaab leh sxbtinima sidan u fiican badana dadka ma wada laha wanka helay shekada weyna fiican thy
adabay uficntahy in saxb walabo dunida kunoli uukalsoni buxa isku qaban adabanan uga helay shekadan
Wlh qiso cajibleh weey lkn gabadha 2doda le may ku dhx wrege cajib
Shit foqal shit i hate qudpo siro naagtan leysku dhidhipayo nacas sana o tol malahan miya!
Maashaa’allah
horta walahi waa qiso yaab leh balse anigu lama yaabin wiilka go’aanka qaatay balse waxan aad ula yaabay gabadha qaadatay talada ninkeeda ogolaatayna ninkii horey uxumeeyey oo iyada lafteedu a qiso cajiib ah waayo waxay dhihi kartey waan ka cabsi qabaa aboowe inaad mar 2aad iixumayso really it is funny.
Kkkkk cadi ma.aha sxb rag is fahmay
waa arin nacasnimo ka buuxdo,cilmi iyo xigmadna aan ku dhisneyn.Gabadhu ma kubad baa la isku tuur tuuro.Iyaduse dookh xumaa ma rag baa aduunka laga waayay, seyse hal mar laba nin u wada jeclaan kartaa.Anigu waxaan u arkaa gabadhan iney tahay dhilo aan la kala laheyn.Labada nin ee kubada ciyaarayana waxaan u arkaa wax aan mooraal laheyn oo ka faideysan haya nacasnimada gabadha.
WAxaan la yaabanahay gabadha aan xushmad u hayn jirfkeeda mase nin ilaaan baa dhacday yaaaaaaaaaaaaaab
ok
walee kuma furo hadeey mar kaa fakato kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkok
kkkkkkk waa arin layaableh lkn gabadhu ma sariirbaa hadba ninku seexanayo
qiso jaceel mesha mataalo sxb
rabo iney wax wada dha dhamiyaan
iyo xgabdhan jacelba ayna ka eheen
eeka eh haduukuyalo ima kala mcaan
waa an wada dha dhamino
shukri wahaa ka go an bada mesha laga galo wa dhanan