Friday, May 24th, 2013
.

Fanaanadda Laki Xaaji Waceys oo Ka Jawaabtay Su’aal Bulshada oo Dhan Mudo Guux Ku Abuurtay”Xog”

Published on August 14, 2012 by   ·   2 Comments

La Soco Inta aad War Bixinta Akhrisanayso Waxaa Kuu shidan Heesta War Bixinta Ku socoto ee Dhagayso o oo Dhuux Si War Bixinta Ay kaaga Daadagto

Fanaanadda Laki Xaaji Waceys oo Mar Ka Mid ah Wariyaasha Soomaaliyeed Markaa oo Magaceedu ahaa Bishaaro Xaaji Waceys Ayaa Fanka Markii ay Ku Soo Biirtay Magacii Bishaaro Ku Badashay Laki

Dhawaan ahayd Markii Sida Wayn Bulshada Soomaaliyeed Ay Isku Weydiiyeen Heesta Halka Dhigeedu yahay Xaasid Siyaabaha Heestaasi Loo Sameeyay Iyo Cida Ay Ku socoto Calaacalka Heestaasi

Dadka Qaar ayaa U haysta Heestaasi In ay Saameyn Ku Leedahay Jaceyl Hore Uga Bur Buray Fanaanadda Isla Markaana Ay Doonayso In ay Dib Boorka Uga Jafto

Hasa Ahaatee Runta RASMIGA AH ee Loo Qaaday Heestaasi ayaa Waxaa Ka Sal gaaray Warbaahinta Galcad24.com oo In Mudo ah U kuur Galaysay Heestaasi 

”Heestaan Aniga ayaa Alifay Waxaana U qaaday Saygeyga AMa Odaygayga Hada i Qaba Mugdi yar oo Gadaal Dambe Laga Xaliyay Ayaa Kalifay Heestaan In aan U qaado Mana Jirto Wararka sheegaya In aan U qaaday Ruux Kale Sidaa Waxaa Yiri Fanaanadda Laki Xaaji Waceys

Waa Markii Ugu Horeysay Ay Bulshada Soomaaliyeed Ay Si Weyn Uga Faaloodaan Hees Jaceyl ah oo Yeelatay Wajiyo Badan Balse Fanaanada Laki Xaaji ayaa ka shaafisay

Kala Soo Xiriir Galcad24.com
Xafiiska Wararka Nairobi Kenya
Galcad24@hotmail.com

HomePage

Readers Comments (2)

  1. asad basal says:

    maasha allah galcad24 hormarka ad bulsha u hor kacden iyo wararka dag dag ga ah oo ad so tabineysan waxan idin leyahay anigo asad basal ah oo jogo nairobi guul meshan iyo mel ka dheer

  2. mashaa allah waad ku mahadsantihiin bahda galcad24

You must be logged in to post a comment.

We Love Fanaaniinta Sanadka”Like”

qisoj