Galcad24 (Muqdisho) Wararka Dhinaca Arimaha Bulshada oo aan Ka Helayno Magaalada Muqdisho ayaa Waxa ay Sheegayan In Bilihii Ugu Danbeyay ay si aad Ugu Soo Badanayay Meherka Qarsoodiga ah ee Loo Yaqaano Qudba Sirada, kadib Markii ay meesha Ka Bexeen Xoogaga Alshabaab oo Sanadihii ugu Danbeeyayba Fara Ba,an Ku hayay Dhalinyarada Caan ka Ku ahaa Meherkaasi Qarsoodiga ah
Hadaba Wararka Waxa Intaa Ku Darayaan in Magaalada oo La Ciir Ciireysa Dadka Dibada Ugu Gurmaya Waxaana Habeenkii La, Arko Lamaanayaal Laba Laba Usocda Halka Biloyin Ka hor aysan saas aheyn.
Mid Ka Mid ah Dhalinyarada Magaalada Muqdisho Ku Dhaqan ayaa Isaga oo u Sir Waramaya Wariyaheena Magaalada Muqdisho Waxa uuna yiri:- ”Biloyinkii Ugu Danbeyay aad baan uLayaabay Waxa Ka Dhacayay Magaalada Sababtoo ah Macalin aan La kulmay Ayaa Iisheegay in 30 Casho Gudahood u Ku mehriyay 50 Qofood Oo Oo Budan Da,da 18 jir Ilaa 25 jir Mana Jiraan Dhalinyaradaas Laysku Mehriyay Wax Kafaala Qaadi Kara Mas,uuliyad Qoys ayuu Hadalkiisa Kusoo Koobay Wiilkaasi Dhalinyarada oo Dhanka Kalina Galcad24.com u Ifiyay In Door Muhiim ah Ay Tahay oo Bulshada Ay Ku Tarmayaan
W.Isku Soo Duway:- Abtidoon Iyo Xaaji Tahriib
Xafiiska Wararka Galcad24.com
Muqdisho Soomaaliya
Galcad24@hotmail.com


Asc bahda galcad wlh waa sax waxaana la dhihi karaa waxaa keenay adkaysi la’aanta xaga iskaa bulonimada waxaana dhihi lahaay in ay iska daayaan waxaas somalina waxa ay dhahdaa waxaad qarsato way ku qarsadaan
kkkkk waaa wax loo baahanyahay lkn dhalinta waxaan leeyahay ha sii hagiyaan intaa muqdisho ka soo kaaraayo hadhow ma rabo gabdho garoobyo ah kkkk