Wednesday, May 22nd, 2013
.

Daawo Video Reer Kismayo oo Waraabe qalanaya markii Xoolahooda Al-Shabaab Ay qaniimaysteen

Published on August 17, 2012 by   ·   No Comments

Waxaa Sii Labo Lixaad Sanaya Guuxa Shacabka Soomaaliyeed ee Ku Wajahan Cunista Hilibka Waraabaha oo La Isku Raacay In aan La Cuni karin Ayaa Galcad24 Waxay Xiligaan Idiin Soo Bandhigaysaa Muuqaal Kuu Muujinaya Reer Kismayo oo Waraabe qalanaya markii Xoolahooda Al-Shabaab Ay qaniimaysteen
Daawo Kawaan Caalami ah oo Lagu Qalo Hilibka Waraabaha oo Laga Furay Kismaayo

Akhristoow Allaaba Galcad24.com Ma ilowdo Fursadihiina ee Ka Dhiibta Fikirkiina Muuqaalka Kawaanka Hilibka Waraabaha ee Kismaayo Ka Furan

Xafiiska Wararka Galcad24.com
Muqdisho Soomaaliya
Galcad24@hotmail.com

HomePage

Readers Comments (0)

You must be logged in to post a comment.

We Love Fanaaniinta Sanadka”Like”

qisoj