
Kooxda qarandoon oo soo bandhigtay hees aad u qiimo badan oo la magac baxday badal badal kur siga inlayn boqortooyo maahee
heestan oo lowgu talo galay Madaxweynaha Maamulka Puntland Mudane C/raxmaan faroole iyo xukunkiisa Lagu Eedeeyo Kali Talisnimo
Daawo Heesta Ay Kooxda Qarandoon Ku Weerareen Faroolaha Maamula Puntland
Hadaba Akhristoow Sidee Kuula Muuqataa Heestaan Ay Kooxda Qarandoon Ay Ugu Tala Galeen Madaxweynaha Maamul Gobaleedka Puntland C/raxmaan Faroole Ku soo Qor Fikirkaaga Qaybaha Hoose
Nagala Soo Xiriir Galcad24@hotmail.com
