Fanaanadda Soomaaliyeed Zaiynab Laba dhagax ayaa waxey gaartay magaalada Melbourne ee dalka Australia halkaasoo ay kusoo dhaweeyaan qabanqaabiyaasha showga Ciidda iyo qaar ka tirsan saxaafadda
Labadhagax ayaa waxey ka tumi doontaa halkaasi habeenka ciidda iyadoo ay ka dhinac heesi doonaan hobollada Australia waxaana la rajeynaya habeenkaasi in ay u raaxeeyso dadka kasoo qeybgala xafladda showga ah.
Waxaa Seynab 2 dhagax ay sidoo kale ay Heeso ku sameyn doontaa dalka Australia oo ay waddan dabeecadiisa la jecelyahay oo ku haboon dalxiiska iyo tamashleynta.
Daawo Sawirada Laga Qaaday Saynab labo Dhagax Soo Dhaweyn teedii Lagu Soo dhaweeyay Dalka Australia 


