Wednesday, May 22nd, 2013
.

Maamulka iyo Shaqaalaha Shabakada Galcad24.com oo Hambalyo ku aadan Munaasabada Ciidul Fidriga u Diraya Umada Islaamka”Dhagayso”

Published on August 19, 2012 by   ·   No Comments

Maamulka iyo Shaqaalaha Shabakada Galcad24.com waxa ay Hambalyo ku aadan Munaasabada Ciidul Fidriga u dirayaan Umada Islaamka ah meel Walbo ay joogaan gaar ahaan Umada Soomaaliyeed.

Maamulka iyo Shaqaalaha Shabakada Galcada24.com ayaan ilaah uga baryay in Umada Soomaaliyeed Ciidaan Ciideeda bash bash iyo Barwaaqo iyo nabad lagu naaloodo kuwada Ciidaan.

Caalamka Islaamka ayaana caawa aad looga faraxsan yahay loogana Dabaaldagayaa Munaasabada Ciidul Fidriga oo ku aadan Maalinta Beri ah maadaama Umada Islaamka ah ay soo soomeen ilaa Sodon maalin Bisha Barakeesan ee Ramadaan.

Mar Kale iyo Mar kale Hambalyo meel kasta aad joogtaan Nagula Ciida Bash bash iyo Barwaaqo.

Tifaftiraha Galcad24.com 

C/llaahi Maxamed Cumar”Balwaan”

Balwaan2007@hotmail.com

HomePage

Readers Comments (0)

You must be logged in to post a comment.

We Love Fanaaniinta Sanadka”Like”

qisoj