Saturday, May 25th, 2013
.

Faynuus Sheekh Daahir oo Ka Soo Yeeray Hadal Dhiiga Shacabka Soomaaliyeed Dhaqaajiyay+VEDIO

Published on October 31, 2012 by   ·   No Comments

Faynuus Sheekh Daahir oo ahayd mid ka mid ah xiddigihii Fanka Soomaaliyeed Caana Ku ahayd Madadaalada Xiliga Riwaayada Ay soo Socoto Iyo Dhaxtaalka Qisada Riwaayada ayaa iyadoo haatan ku sugan Qurbaha ka qeyb qaadatey Baarnaamij dhowaan baxay, waxay sheegtay iyadoo murugooneysa in ay shalayto ahayd markii ay joogtey Soomaaliya Qalanjo, Maanta ay tahay Gurille oo ale Arintaan ayaa dad badan ka yaabisey.

Halkan Riix Si Aad U Daawato Hadalada Aktaradii Fanuus Sheekh Daahir oo Murugo Ku Beeray Shacabka Soomaaliyeed

HomePage

Readers Comments (0)

You must be logged in to post a comment.

We Love Fanaaniinta Sanadka”Like”

qisoj