Xaalada Caafimaad ee Madaxweyne Siilaanyo oo warar kala duwan kasoo baxayaan | ALLSOOMALILAND.COM
Thursday, July 31st, 2014

Xaalada Caafimaad ee Madaxweyne Siilaanyo oo warar kala duwan kasoo baxayaan

Published on July 26, 2014 by   ·   No Comments

Wararka aan ka helayno Madaxtooyada Soomaliland ayaa waxay xaqiijinayaan in xaalada Caafimaad Madaxweynaha Soomaaliland Axmed Siilaanyo ay tahay mid aad u liidato.

Wararkaasi ayaa saacadihii udambeeyey waxay ruxeen deegaanada Soomaalind oo xitaa warar ay sheegayeen inuu geeriyooday.

 

Madaxweyne kuxigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Seylici ayaa galabta Bogga uu Twitterka ku leeyahay waxa uu sheegay in Xaalada Caafimaad ee Madaxweyne Siilaanyo ay tahay mid aad u liidata qaliina lagula sameeyey Cusbitaal ku yaalla Jarmalka.

Readers Comments (0)