War Helaa Talo Hela » GOBALADA

Sargaal katirsan ciidamada Kenya oo goordhow lagu Dilay Magaalada Wajeer
Warar goordhow oo caawa ah inaga soo gaaraya magaalada Wajeer ee gobolka Waqooyi Bari ayaa sheegaya in halkaas uu ka dhacay dil looo gaystay sargaal katirsan ciidamada amaanka Kenya.

Sargaalkan ayaa lagu dilay bartamaha magaalada, waxaana dilkiisa loo adeegsaday rasaas sida uu sheegay qof kamid ah dadka deegaanka oo nala hadlay.

“Dilka daqiiqado kahor ayuu dhacay, waxaana sargaalka xabada ay kaga dhacday madaxa gaar ahaan Isha, waana geeriyooday’ ayuu sheegay goobjooganaha nala hadlay.

Ciidamada amaanka Kenya ayaa Howlgallo ka wada halka dilka uu ka dhacay ee gudaha magaalada Wajeer iyadoo la baadi goobayo kooxihii weerarkaas dilka ah ka danbayeeyay.

Deegaanada gobolka Waqooyi Bari ayaa waxaa waayadan ka jira falal amaan xumo ah gaar ahaan iska hor imaadyo, qaraxyo iyo weeraro kale oo hubaysan.

Kadhiibo Rayigaaga Warbixintaan

Buuhodle oo Si Aan Caadi Ahayn Looga Xusay 18 May+SAWIRO
Magaalada Buuhoodle ee Xarunta Gobolka Cayn ayaa waxaa Maanta Si balaadhan looga Xusay Munaasibada 18 May oo Gobolada Khaatumo ugu Beegan maalinta Nadaafada.

Waxaa Qashinka laga soo Uruuriyey Dhamaan Qaybaha kala Duwan ee Magaalada Buuhoodle iyadoona Ay ka Qayb qaadanayeen Bulshada Qaybaheeda kala duwan iyo Gaadiid loo Asteeyay.

Waxaa Lagu Soo Gubay Meel Siaada Uga baxsan iyadoona Haatan Ay kasocoto Deeganada Khaatumo State Maaalinta nadaafada Gobolaadaasi.

Qaarkaamida Shacabka oo Dareenkooda cabirayey Ayaa Siwayn uga hadlay Muhiimada Ay Gobolada khatumo State Uleedahay Xuksa Maalinta nadaafadu.

Madaxweyne Siilaanyo Oo Shacbiga Somaliland u diray Farriin ku wajahan 22-guuradda xornimadda Somaliland
“Dalkeenu Waa Jasiirad Nabdoon oo Geeska Afrika ku yaalla”

“Wada Jirkeenu waxa uu keenayaa inaynu hagaajisano Mustaqbalka Dalkeena aynu u han weyn nahay”

Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxmauud (Siilaanyo) ayaa shacbiga Somaliland ugu baaqay inay u midoobaan oo weyneeyaan munaasibadda 22-guurada ka soo wareegtay dib ula soo noqoshadii madax-banaanida Somaliland.

Madaxweynuhu waxa uu sidaasi ku sheegay farriin gaaban oo uu ugu tallo galay inuu shacbiga hawadda u mariyo munaasibadan beri oo Sabti ah dalka laga xusayo darteed.

“Xiligan oo aynu u dabaal degayno xornimada Somaliland, waxaan anigoo ah madaxweynaha Somaliland ugu baaqayaa bulshadda Somaliland ee ku kala sugan daafaha dunida inay u midoobaan xuska 22-guuradda ka soo wareegtay dib ula soo noqoshadii madax-banaanida Somaliland,”ayuu yidhi Madaxweyne Axmed Siilaanyo, siday caawa daabacday mareegta SomalilandGov.

“Waxay bulshadda Somaliland u noqonaysaa xuskani fursad la yaableh oo isku keenaysa bulshada Somaliland. Meel kasta oo aad ka joogtaan adduunka waxaan idiin rajaynayaa wakhtigan la xusayo qaranimada Somaliland inaad soo xasuusataan walaalahiin. Taariikhda dalkeenu waxay 22-kii sanadood ee la soo dhaafay soo martay marxlado badan,”ayuu yidhi madaxweynaha Somaliland

“Dalkeenu waxa uu yahay Geeska Afrika jasiirad nabadoon oo maamul wanaag ka jiro,”ayuu sheegay Madaxweynuhu.

Madaxweyne Axmed Siilaanyo waxa kale oo uu shacbi weynaha Somaliland gudo iyo dibadba ku bogaadiyay munaasibadda 22-guurada ka soo wareegtay dib ula soo noqoshada madax-banaanida Somaliland.

Madaxweyne Axmed Siilaanyo waxa uu intaas raaciyay“Wada jirkeenu waxa uu keenayaa inaynu hagaajisano mustaqbalka oo horumarino dalkeena aynu dhammaanteen u han-weyn nahay,”

Cumar Maxamed Faarax

www.Galcad24.com

Galcad24@hotmail.com

Wasiirka Hawlaha Guud Oo si weyn loogu soo dhaweeyay Laascaanood
Wasiirka wasaarada Hawlaha Guud iyo guriyaynta Somaliland Mudane Axmed Cabdi Maxamuud (Xaabsade) iyo wefti uu Hoggaaminayo ayaa maanta gaadhay magaaladda Laascaanood ee xarunta gobolka Sool, halkaasi oo ay kaga qeyb galayaan dabaal dega xuska 22- guurada ka soo wareegtay dib ula soo noqoshada madax-banaanida Somaliland.

Wasiirka Hawlaha guud waxa socdaalkiisa Laascaanood ku weheliya La taliyaha Madaxweynaha ee arrimaha doorashooyinka Mudane Maxamed Muuse Abees, waxaana weftigaasi lagaga hortagay maanta duleedka magaaladda laascaanood, waxaana soo dhaweyntooda ka qeyb qaatay maamulka gobolka Sool iyo maamulka degmadda laascaanood iyo dadweyne tiro badan.

Wasiirka hawlaha guud Md. Axmed Cabdi Xaabsade, ayaa u mahad celiyay bulshada soo dhawaysay waxaanu ujeedada socdaalkooda ku tilmaamay sidii ay dadweynaha gobolka Sool ula weynayn lahaayeen munaasibadda 18-ka May.

Wasiir Xaabsade waxa uu intaasi ku daray in sidoo kale ay u kuur geli doonaan xaalada guud ee gobolka Sool isla markaana uu warbixino kala duwan ka dhagaysan doono maamulka gobolka, maamulka degmadda laascaanood iyo qeybaha kala duwan ee gobolka Sool.

Cumar Maxamed Faarax

Kismaayo-Shalay, Kismaayo-Maantay Maxaa Isbadalay? Daawo Muuqaal Kuu Muujinaya Is Badalka Kismaayo
Xaalufinta Degaankaas Shalay waxaa loo adeegsaday Mabaadii Qaawan oo Qabiil. Ragi Arintaas fuliyay waxaad ka xasuusataan: Maxamed Saciid “Morgan”, Aden Gabyow, Xasan Abshir, Maxamed Cabdi Yuusf iyo Rag kale.

Isla Mabaadiidi Qabiiliga -Qaawan aheyd ayaa Maantyanah isla ragii iyo Rag kale oo ey isku fikir/dano yihiin waxey wadaan Hurin/Colaad Dagaal Sokeeye oo dib loogu celiyo Dalka Soomaaliya!

Ragga Maantay horboodaya Arinta Kismaayo waxaad ka xasuusataan: Dagaal-ooge Gaandi, Gen. Morgan, Axmed Madoobe, Maxamed Cabdi Yuusuf, Yusuf Macalin iyo kuwo kale, waxeyna soo kaxeesteen Ciidamda Kenya si ey ku hantaan Dagaankaas.

Erayga “Xalay Dhalay” waa aray ey Soomaalidu Mudadaan dambe Isticmaasho, waxaana Isticmaalo oo Eraygu kasoo yeeraa Midka Dambiga geestay oo aan dooneyn in lala xisaabtamo. Wuxuu yiraahdaa “War-aan Xalay Dhalay ka dhigno oo aan iska iloowno horeynah u socono, waa wax lasoo dhaafayee”.

Markii Eraygaas laga fiiriyo xag Islaamnimo, xag Soomaalinimo, xag Midnimo iyo xagga Saburka waa haboontahay in wixii xumaato la soo maray aan Dib loo fiirin ama aan Dib loo gocan, hase ahaatee waxaa dhacday in Midkii Shalay Dambiga galay oo Degaankii Barakiciyay meshuu Raali galin ka bixin lahaa inuu misanah Maantay – 21 Sano kadib – uu falkii guracnaa dib usoo celiyo.

Filimkaan Taarikhiga ah wuxuu xambaarsanyahay Dhaxalkii Dagaaladii Sokeeye, waxaana ka muuqda Dumar, Caruur iyo Rag shalay ku nagaa Dagaankoodi kadibnah laga soo Barakiciyay, laga dhacay Hantidoodi, dhmaantood wey faramaranyihiin oo waa Sabool.

Abayaaloow Dadkaas Maantay ma noolyihiin? Inteeseh Maantay ka nool?

Soo ma haboona in loo Caqli celiyo kuwa Maantay Colaada u carfeyso!?

Hoos   Ka    Daawo     Muuqaalka

AKHRISO liiska Magacyada mas’uuliyiinta ay ka degi la’dahay Magaalada Kismaayo siina hurinaya colaado hor leh
Qalalaasaha iyo fowdada Siyaasadeed ee ka taagan Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubadda hoose ayaa waxaa loo aaneynaaya inay Hurinayaan Shaqsiyaad isugu jira Siyaasiyiin iyo Waxgarad oo har iyo habeen u taagan Ololinta Xaaladaha Ammaan iyo Xasiloonida ka taagan Kismaayo kuwaasi oo kala ah:-

1-Sheikh Axmed Madoobe

2-Pro. Gaandi

3-Sheikh Maxamed -Awlibaan

4-Gen. Cali Xasan Looyaan (Cali Madoobe).

5- C/raxmaan Faroole

6- Barre Hiiraale

7- Axmed Faraax Ducaale

8- Cumar Abdirashiid Cali Sharmarke

9- C/qani Cabdi Jaamac

10- Cumar Buraale Axmed

11- C/naasir Seeraar

12-Nabadoon C/nuur Maxamed

13- Cabdi Naasir Guure

14- Nabadoon Cabdi Qeyr Xaaji Ismaaciil

15- Sheikh Shakuul

Magacyadda kor ku xusan ayaa waxaa loo aqoonsanayaa inay yihiin kuwa ay ka degi la’dahay xaaladda iyo Saxiloonida Magaallada Kismaayo.

Madaxweynihii 5-aad oo looga dhawaaqey kismaayo caawa
Madaxweyne Maxamuud Siid Abuukar oo ah madaxweynaha Maamul Goboleedka Udubland ayaa shir weyn oo ay ka soo qeyb galeen ku dhowad 500 oo ergo loogu caleemo saarey madaxtinimada Jubbooyinka.

Madaxweynahaan oo asagu ka soo jeeda Degmada Jamaame ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa Noqonaya Madaxweynihii 5-aad ee Caawa looga dhawaaqo magaalada Xeebta leh ee Kismaayo.

Madaweynahaan 5-aad mudane Maxamuud Siid Abuukar ayaa u sheegay dadkii dortey iyokuwii xaflada ka soo qeyb galey in uu diyaar u yahey sidii Gobolada Jubbooyinka ay u noqon la haayeen kuwa Soomaliya ay horumarkooda ku daydaan.

Kudhawaaqidaan madaxweynayaasha uu ugu danbeeyey adaxweyne Maxamuud Siid Abuukar ayaa kasoo bilaabatey 1 Madaxweyne Shiikh Axmed Maxamed Islaan oo lagu doortey Jamacada Kismaayo,Col: Bare Adan Shire Hiiraale oo isna gudaha Kismayolagu doortey,Max’ed Baalle Xuseen oo isna Gudaha kismayo maanta lagu doortey,Cumar Buraale Axmed ooahaa madaxweynhii 3-aad ee kismaayo looga dhawaaqo.

Wasiirka Arimaha Gudaha Dowlada Federalka Somalia:- Jobbooyinka Xoog Ayaanu Ku Gali Doonaa, Waxaanu Markan Helney Fursad Aanu Ku Galno.
Mugdisho(Galcad24.com)-Ninka ku magacaaban Wasiirka Arimaha Gudaha Ee Dowlada federalka Soomaaliya, ayaa hanjabaad hawada u marinaya maamulka Jubbaland. Wuxuu sheegay in awood milatari kula wareegayaan Jubbooyinka. Halkeey ka imaneeysaa awooda uu sheegayo iyada oo Xamar Ugaandhees ku ilaaliyaan uusan soo dhaafi karin agagaarka Airporka iyo Villa Soomaaliya.

Qorshahu wuxuu yahay in ciidam qaran lagu sheego kuwii Gedo la yimid iyadoo kuwa kalana sidan oo kale ka soo gudbinayaan isla gobalka Gedo.

C/Naasir Seeraar ayaa xaqiijiyay in dowlad ku sheegta Xamar ciidamo qas ka rida Kismaayo ku soo ururinayaan. Jubbooyinka ayaa waji cusub galay iyada oo ay soo badanayaan fara galinta lagu hayo. Ninkan ayaa gocanaya mar Kismaayo ka talin jireen walaalaha Galguduud oo ay isku heeb yihiin.

Somaliland oo Cabsi kasoo Waajahday Dhanka Al -Shabaab xuduudaheedana xirtya waqti cayiman Sababa La Xariira Xaga Amniga!!
Maamulka Somaliland ayaa ku dhawaaqay in ay xireen gebi ahaan xuudadaha maamulkaas ee cirka, dhulka iyo badda iyaga oo isu diyaar gareynaya maamuusida 18-ka May oo ah maalintii maamulka Somaliland sheegeen in ay ka go’een Soomaaliya inteeda kale.

Maxamed Caraale Nuur Duur, wasiirka arimaha gudaha maamulka SomaliLand, ayaa magaalada Burco ugu sheegay saxafiyiinta in maanta oo Jimco ah iyo gelinka hore ee Sabtida berri ay xireen guud ahaan xuduudaha maamulka Somaliland si looga fogaado amaan darro dheeraad ah oo xilligaasi dhacda.

Inkatsa oo wasiirku uusan sheegin qatarta ay ka baqayaan halka ay ka imaaneyso ayaa waxaa wararka hor dhaca ah ay iftiiminayaan in ay aad uga cabsi qabaan weerarro uga yimaada kooxda Shabaab ee ka dagaalanta koofurta, Bariga iyo Bartamaha dalka Soomaaliya.

Somaliland ayaa waxa ay maalmahaan baaritaanno ka sameyneysay magaalada Hargeysa iyaga oo qab qabtay sida la sheegay qaar kamid ah ehelada Ibraahim Afgan iyo Axmed Cabdi Godane arintaas oo laga cabsi qabo in ay saameyn ku yeelato.

Somaliland waxa ay barri u dabaal degeysaa 18-ka May oo ay u aqoonsanyihiin in ay tahay maalinta ay xornimo heleen inkasta oo aysan jirin dowlad aqoonsatay gooni isu taagooda.

Madaxweynihii Afaraad uu yeesho Maamulka Jubaland State oo maanta soo shaac baxay laguna doortay Magaalada Kismaayo
Xili maalinta maalinta ka dambeysa ay sii kordheyso tirada madaxweynayaasha sheegaya in loo doortay maamulka Jubba-land ayaa waxaa maanta magaalada Kismaayo looga dhawaaqay madaxweynihii 4aad ee maamulkaas sheeganaya.

Nin lagu magacaabo Max’ed Baalle Xuseen oo ka mid ah siyaasiyiinta gobolada Jubooyinka ayaa maanta shaaciyey in loo doortay madaxweynaha maamulka Jubba-land, isagoo xusay inay doorteen beelaha Jubooyinka qaarkood.

Max’ed Baalle Xuseen ayaa tiriyey magacyada odayaal dhaqameedyo fara badan oo uu sheegay iney xilkaas u doorteen isagoo xusay in goobtii lagu dooranayey ay fadhiyeen xildhibaano ka tirsanaa baarlamankii hore ee KMG ahaa.

“Sababaha igu xambaaray inaan xilkan isku soo sharaxo waxay tahay ka dib markii la diiday in maamul cadaalad ah la wada dhisto, hal beelna ay qol ku soo xiratay shirkii Kismaayo” ayuu intaa ku daray Max’ed Baalle Xuseen, iyadoo dhinaca kale ay saxaafada la hadleen odayaal magac ku leh jubooyinka oo sheegaya iney madaxweyne u doorteen Max’ed Baalle Xuseen.

Axmed Madoobe, Barre Hiiraale iyo Ex-Xildhibaan Cumar Buraale Axmed ayaa horey mid walba waxaa uu u sheegtay in loo doortay madaxweynaha maamulka Jubaland, iyadoo Max’ed Baalle Xuseen uu noqonayo ninkii 4aad ee sheega in xilkaas loo doortay, waxaana dowlada Somalia ay ku tilmaantay madaxweynayaasha looga dhawaaqayo Kismaayo kuwo waxba kama jiraan ah.