Sunday, May 19th, 2013
.

JACEYL

images

Dhagayso:-Qiso qalbigaaga dhaqaajineysa Misna Murugo Badan

Qisadaan oo ruuxii dhagaystaa hubaal tahay in qalbigiisa Naxariis  Farabadan Ay Qabigiisa Ku Reebi Doonto Waana Hubaal In Qaarkii Calool Jilcan Ay La ooyi Doonaan Qisadana ...

More JACEYL News

love23

Axdigaada Oofiyay , Adna Teyda Meel Mari! ? fariin Aan Hawada Ku dawiyay!!!!

Marka Hore Iga Hano Salaan Hufan, Oo Heybad Wacan , Laguna Milay Udgoon Ka caraf badan Miskiga iyo Riixaanta, Lagana soo ...
qiso-jaceyl

Ruux Uu Calafku Ciilay Calool Xumo Badanaa “Qiso dhab ah”

Qisadaan oo mid xanuun badan xambaarsan ayaa waxay dhex martay mucaashiqiin Somaliyeed, oo lagu kala magacaabo Cali iyo Sagal, Cali ayaa ...
tytyty

DAAWO MUUQAAL:-Qiso Dhab Ah oo Dareen Xanuun Badan Kugu Reebi Doonto+Video

Bur burkii Soo Foodsaaray Dalkeena Soomaaliya Waxa uu Sababay Dhibaatooyin Kala Duwan Marka Laga Soo Tago Dhimashada Iyo Bur Burka Soo Gaaray ...
Woman Holding Banknotes

Gabar guurkeeda gadatay lacag aan caadi ahayn”Qiso Dhab ah”

Wadanka South africa oo somalida Ku Nool Dumarka ay Ku Yar yihiin Inkastoo Xilliyadaan ay soo badanayeen Ayaa Waxaa Jira Dhibaatooyin ...
furiin2

Haweeney lagu Furay 8 Qodob oo ay Jabisay (Xaq Miyaa Qodobadan)

Haweeneydaani ayaa lagu furay 8-Qodob oo ka yaabiyay dadka kunool Magaladda Muqdisho gaar ahaan inta ka ag-dhaweyd lamaanahaani Mucjisada ah kadib ...
LOVE

Maalinta Jaceylka Aduunka 14-February Iyo Aragtida Dhalinyarada Soomaaliyeed+DHAGAYSO

Maanta Waa 14-ka Bisha February, waa maalin sanad kasta xiligan oo kale ay dadka qaar ee caalamka udabaal dagaan maalinta Jaceylka aduunka. Dhalinyarada Soomaaliyeed ...
images

Sheekooyinka ay dumarku jecel yihiin in ay raga ka maqlaan(Xog La Helay)

Nolosha wanaagsan ee qoysku iyo jiritaankiisu waa mid u baahan daacadnimo, niyad wanaag iyo dhaqan wacan oo xilikasnimo ay ku jirto. ...
217441_561138420563154_1971921762_n

Xubinta Arimaha Bulshada”Sedex Arin Haweenka Waa Ay Ka Oohisiiyaan Sedexna Boqorad Ayay Ka Dhigaan”Akhriso

Ku soo Dhawaada Xubinteena Arimaha Bulshada ee Todobaadkaan oo Aan Ku Soo Gudbin doono Lex maado oo Queeya Dumarka Soomaaliyeed Sedex Arin ...
jaceyl

Ugaar ah inta is jecel:- Ka Dheerow Qodobadan Hadaad Rabto Inuu Jacaylkaaga Aflaxo

Bur Burka keena Xiriir Mudda Soo Socday ayaan aheyn Wax Si Sahal ah Lagu Ogaan Karo Hayeeshee Baaritaano ay Sameeyeen Quburada ...

« Back    More »

GOBALADA

Kenya_3

Sargaal katirsan ciidamada Kenya oo goordhow lagu Dilay Magaalada Wajeer

May, 19, 2013
Warar goordhow oo caawa ah inaga soo gaaraya magaalada Wajeer ee gobolka Waqooyi Bari ayaa sheegaya in halkaas ...
S1040058

Buuhodle oo Si Aan Caadi Ahayn Looga Xusay 18 May+SAWIRO

May, 18, 2013
Magaalada Buuhoodle ee Xarunta Gobolka Cayn ayaa waxaa Maanta Si balaadhan looga Xusay Munaasibada 18 May oo Gobolada ...
Siilaanyo

Madaxweyne Siilaanyo Oo Shacbiga Somaliland u diray Farriin ku wajahan 22-guuradda xornimadda Somaliland

May, 18, 2013
“Dalkeenu Waa Jasiirad Nabdoon oo Geeska Afrika ku yaalla” “Wada Jirkeenu waxa uu keenayaa inaynu hagaajisano Mustaqbalka Dalkeena aynu ...
Wasiirka-hawlaha-guud

Wasiirka Hawlaha Guud Oo si weyn loogu soo dhaweeyay Laascaanood

May, 18, 2013
Wasiirka wasaarada Hawlaha Guud iyo guriyaynta Somaliland Mudane Axmed Cabdi Maxamuud (Xaabsade) iyo wefti uu Hoggaaminayo ayaa maanta ...
yaabka aduunka

Kismaayo-Shalay, Kismaayo-Maantay Maxaa Isbadalay? Daawo Muuqaal Kuu Muujinaya Is Badalka Kismaayo

May, 18, 2013
Xaalufinta Degaankaas Shalay waxaa loo adeegsaday Mabaadii Qaawan oo Qabiil. Ragi Arintaas fuliyay waxaad ka xasuusataan: Maxamed Saciid ...
tuugo

AKHRISO liiska Magacyada mas’uuliyiinta ay ka degi la’dahay Magaalada Kismaayo siina hurinaya colaado hor leh

May, 17, 2013
Qalalaasaha iyo fowdada Siyaasadeed ee ka taagan Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubadda hoose ayaa waxaa loo aaneynaaya ...
kismaayo8

Madaxweynihii 5-aad oo looga dhawaaqey kismaayo caawa

May, 17, 2013
Madaxweyne Maxamuud Siid Abuukar oo ah madaxweynaha Maamul Goboleedka Udubland ayaa shir weyn oo ay ka soo qeyb ...
Wasiirka-Arrimaha-Gudaha-Kismaayo1-300x200

Wasiirka Arimaha Gudaha Dowlada Federalka Somalia:- Jobbooyinka Xoog Ayaanu Ku Gali Doonaa, Waxaanu Markan Helney Fursad Aanu Ku Galno.

May, 17, 2013
Mugdisho(Galcad24.com)-Ninka ku magacaaban Wasiirka Arimaha Gudaha Ee Dowlada federalka Soomaaliya, ayaa hanjabaad hawada u marinaya maamulka Jubbaland. Wuxuu ...
im

Somaliland oo Cabsi kasoo Waajahday Dhanka Al -Shabaab xuduudaheedana xirtya waqti cayiman Sababa La Xariira Xaga Amniga!!

May, 17, 2013
Maamulka Somaliland ayaa ku dhawaaqay in ay xireen gebi ahaan xuudadaha maamulkaas ee cirka, dhulka iyo badda iyaga ...
top-news-this-week-header-630w1

Madaxweynihii Afaraad uu yeesho Maamulka Jubaland State oo maanta soo shaac baxay laguna doortay Magaalada Kismaayo

May, 17, 2013
Xili maalinta maalinta ka dambeysa ay sii kordheyso tirada madaxweynayaasha sheegaya in loo doortay maamulka Jubba-land ayaa waxaa ...
Dagaal115

Dagaal culus oo xalay ka dhacay degmada Ceelbarde ee Gobolka Bakool

May, 17, 2013
Dagaalo culus oo u dhaxeeyay ciidamada dowladda iyo Al-Shabaab ayaa xalay ka dhacay degmada Ceelbarde ee Gobolka Bakool, ...
2012

Daawo:-Caleemasaarkii Madaxweynaha Jubbaland Korneyl Barre Hiiraale

May, 17, 2013
Waxaa Si Rasmi ah Loo Caleemo saaray Madaxweynaha Maamul Gobaleedka Jubbaland State Mudane Bare Aadan Shire Hiiraale Isagoo ...
147

Xukun Jacaylka Sh.Axmed Madoobe iyo ku xumeeyska Col.Barre Hiiraale maxaa kala heeysta ? !!

May, 17, 2013
Hogaamiyaha Kooxda Raaskanbooni Sheekh Axmed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa waxaa soo food saartay Siyaasad xumo iyo jahwareer uusan ...

Fanka iyo Fanaanka

Fanaan

Fannaaniinta da’yarta Soomaaliyeed oo ka qeyb qaadanaaya Qaran dumiska Somalia(Aqriso 10-Qodob oo Cadeenaya)

May, 19, 2013
Waxaa muddooyinkaani Somalia kusoo biiray Fannaaniin yar yar, oo indha sarcaad ka heysta Qaranka Somalia, kuwaasoo u tafaxeydanaaya ...
Jooqle_Shire sax

Fanaanka caanka ah Jooqle Shire Jaamac soo saaray hees fariin cajiib ah gudbineysa + Video

May, 19, 2013
Heesta Hooyo ee uu soo qaaday Jooqle Shire Jaamac ayaa aad loola dhacay,waxeyna heestaasi gudbineysaa fariin aad u ...
444

Fanaanadda Nimco Dareen oo Sheegtay In ay u soo Heesi Doonto Madaxweynaha Cusub ee Jubbaland State Mudane Barre Hiiraale”Xog Rasmi ah+Akhriso

May, 17, 2013
Fanaanadda Nimco Cabdi Dareen Ayaa Noqotay Fanaanadii Ugu Horaysay oo Ka Hadasha  Xaalada Ka Taagan Gobalada Jubbooyinka Iyo ...
King_Khaalid2

King Khaalid oo Muqaalka Heesta Dagmo Ku Duubay Xeebta Mubaasa + Video

May, 16, 2013
Fanaanka King Khaalid oo malmahaan Bandhig Faneed ka waday Magalooyin ku yaalo geeska afrika ,ayaa muuqaal si heer ...
Qaali-ladan

Qaali Ladan oo Soo Qaaday Hees Cusub oo Loogu Magacdaray”Baadigoob”Daawo+Video

May, 16, 2013
Fannaanada da'da yar ee Qaali Ladan oo ka mid ah dhalinyarada fankooda hormariyay ayaa soo saartay muuqaalka Heesta ...
7877

Daawo Fanaan Hees Amaan ah U Soo Qaaday Hablaha Soomaaliland

May, 16, 2013
Fanaanka Eid Jaamac Batalaale oo Hees Amaan ah u Soo Qaaday Gabadhaha Soomaaliland Heestaan Ayaa Durba Taageero Xoogan ...
JIGJIGA 1

Fanaaniinta Liibaan Jigjiga Iyo Qaali ladan oo Soo Qaaday Hees Cusub”Daawo+VEDIO

May, 16, 2013
Waa   Heestii Cusbayd Ee Loogu Magacdaray '''Wadhaf''   Eradii Xasan Axmed Kulane Laxankii Liibaan Jigjiga  Iyo Muusakadii ...
farxiya_fiska

Farxiya Fiska oo Qabsatay Qalbiga Muqayiliinta + Video

May, 14, 2013
Fanaanada codka macaan ee Farxiya Axmed Cadaawe Fiska oo ka mid ah fanaaniinta ugu taageerada badan ayaa dhowaanahaana ...
muuqaalka

Kooxda Qeylo dhaan oo soo wada heeso cusub oo baraarujin ah+video

May, 14, 2013
Kooxda Qeylo dhaan oo looga bartay heesaha baraarujinta wadaniyada ah ayaa soo qaaday hees cusub Madaxdii dalkoow,taas oo ...
muslimo qaasim 18545

DAAWO FANAANADA MUSLIMA QAASIM HILOWLE OO MUQDISHO U HEESTAY

May, 12, 2013
Fanaanada Muslimo Qaasim Hilowle ayaa ku soo biirtay Fanaaniinta difaacaya Karaamada iyo sharafta Muqdisho.Muslimo Qaasim waxay sheegtay inay ...

Aar Maanta Fanaan ka duwan Fanaaniinta ay isku jiilka yihiin + Video

May, 11, 2013
Waa fanaan ku riyooda in fankiisa uu noqdo mid caalami ah oo Soomaaliya kaliya uusan ku koobneyn, waxaana ...
22

Fanaanka Axmed Ceegaag oo Wax Ka Badalay Heesihii Lagu Yaqiinay”DAAWO”

May, 10, 2013
Fanaanka Axmed Ceegaag oo Ka Mid ah Fanaaniinta Loogu Jecel yahay Heesaha ay Qaadaan Ayaa Markii Ugu Horaysay ...
taleex

Fanaanada Ayaan Taleex iyo Muuqaalka heesteeda Muftaax +Video

May, 9, 2013
Fanaanada reer Norway Ayaan Taleex ayaa soo saartay muuqaalka heesteeda Muftaar,waxaana ereyada iyo laxanka heestaba sameeyey isla fanaanada.  
captain_philips_and_somali_pirates_

Daawo filimkii burcad-badeeda Soomalida laga sameeyay ee Captain Philips

May, 9, 2013
Filinka ay Hollywood ka sameeyeen qisada dhabta aheyd ee burcad badeedda Soomaalida ay ku afduubteen Captain Philips oo ...
images (2)

Dhagayso_Maryan Mursal Ciise oo leh”Anigu Waxaan ka Helaa Qosolka Madaxweyne Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh

May, 9, 2013
Fanaanadda Caan ka ah Maryan Mursal Ciise oo Si weyn Uga Qoslisay Madaxweynaha Dowlada Fadaraalka Soomaaliya Mudane Xasan ...
hees muuqaal

Daawo,Fanaanka Caanka Ah Ee Cawaale Aadan Oo Ka Heesi Waayey Dhalanyaro Badan Oo Isugu Jira Gabdho Iyo Wiilal

May, 7, 2013
Fanaanka da,da yar ee ee Sooamaaliyeed Cawaale Aadan oo Heeso Kusoo Bandhigayey Magaalada Nairobi ee Xarunta Dalka Kenaya ...
dag film

Akhristayaasha Galcad24 oo Dalbaday Filim Xiiso Badan oo Lagu Tarjumay Afsoomaali+VEDIO

May, 4, 2013
Akhristayaasha Shabakadda Galcad24.com ayaa Naga Dalbaday In aan U Saarno Mid Ka Mid ah Filimada ay Aadka u ...
14

Sagal Arts oo soo bandhigtay hees xambaarsan dareen caashaq”Daawo+VEDIO

May, 2, 2013
Fanaanada da'da yar ee u jajaban soo gudbinta heesaha xambaarsan dareenka jaceylka ee Sagal Axmed Muuse  sagal arts ...
Fatima Haryan

Fanaanadda Fatima Haryan oo Muuqaal Cajiib ah U Samaysay Heesteedii ”Muqdishaan U Xiisay”Daawo+VEDIO

May, 2, 2013
Fanaanadda Da'da yar ee Fatima Haryan Ayaa Muuqaal Cajiib ah u Sameysay Heesteedii Muqdishaan u Xiisay Iyadoo Muuqaal ...

Ku Soo Biir Guruubka Galcad24.com