War Helaa Talo Hela » Sawirada Maanta

Hambalyo Loo Diraayo lamaanaha Fatima c/rashid Ahmed iyo sadiiq cabdi Ahmed
Maamulka iyo Shaqaalaha Shabakada Galcad24.com ayaa Hambalyo Dhalasho Farxadeed u diraya Lamaanaha Fatima c/rashid Ahmed iyo sadiiq cabdi Ahmed oo Dhawaan Magaalada London ugu Dhashay Cunug kaasoo loo bixiyey Anas Sadiiq.

Taariikhdu markii ay ahyd 31-da Maarso ee Sanadkan 2013 waxaa Magaalada London ee dalka Ingiriiska ku dhashay Anas Sadiiq Cabdi Waxaan Alle uga baryeeynaa in uu ka dhigo midkii Dadkiisa iyo Diintiisa Anfaca.

HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO.

Wafdi ka socda dowladda Finland oo Muqdisho yimid, kulane la qaatay madaxda sare dalka “Sawirro”
Wafdi ka socda dowladda Finland ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho ee caasimada dalka iyagoona kulamo la qaatay mas’uuliyiinta sare ee dalka.

Wafdigan ka socda dowladda Finland ayaa waxaa hoggaaminaya wasiirka arrimaha dibada dalkaasi waxaana socdaalkiisa ku wehliyay wasiirka kheyraadka, wasiirka hormarinta, u qeybsanaha Filand wadamada Afrika iyo sariifka dalkaasi u fadhiya Soomaaliya.

Xubnahan ka socday dalka Finland ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Muqdisho ku soo dhaweeyay R/wasaare ku xigeenka dalka ahna wasiirka arrimaha dibada, wasiirka kheyraadka, wasiirka hormurinta iyo xubno kale oo ka tirsan dowladda.

Soo dhaweynta kadib ayaa waxaa loo galbiyay xarunta madaxtooyada Qaranka ee Villa Soomaaliya waxaana ay kulamo ka qateen Madaxweynaha afhayeenka baarlamanka iyo wasiirka arrimaha dibada.

Wasiirka arrimaha dibada xukuumadda Soomaaliya  Fowsiya Yuusuf  Xaaji Aadan oo kulanka kadib la hadashay saxaafadda ayaa sheegtay in kulamada ay wada qateen mas’uuliyiinta sare ee dowladda iyo wafdiga ka socdaldowladda Finland ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka ka dhaxeya labada dowladooda iyo sidii ay dowladaasi u gabar istaagi laheyd Soomaaliya.

Sidoo kale wasiirka arrimaha dibada dalka Finland ayaa xusay in booqashada ay Muqdisho ku yimadeen ay tahay sidii ay u caawin lahayeen dowladda Federalka Soomaaliya sida ay u  caawiyaan dowladaha Yurub oo kale.

Waxa uuna intaasi ku daray in dalka Soomaaliya ay ka muuqato ifafaalo wanaagsan kaas oo ah mid nabadeed.

Waxaa soo baxay Filim cusub oo Soomaali ah laguna Magacabo HUBSO+VEDIO
Waxaa Dhawaan Soo Baxay Filim Xiiso Badan Isla Markaana Ay Ka Daba dhaceen Dhalinyaro Farabadan. Filimkaan ayaa Wato Qiso Qoto dheer Iyo oo Lagu Lifaaqay Maad iyo Qosol

RIIX  HALKAAN  SI  AAD  U  DAAWATO

Daawo Sawirada Arday Soomaaliyeed oo Pakistan ku qalin jabiyey.
Xaflad qalin jabin ah oo si aad ah loosoo qaabeeyey ayaa ka dhacday Magaalada Karachi ee dalka Pakistan kuwaasoo ay kasoo qeyb galeen Jaaliyada Dalkaasi

Xafladani qalin jabinta ah ayaa loo qabtay Arday Soomaaliyeed oo isugu jirta Wiilal iyo gabdho kuwaasoo dhameeyey Waxbarashada heerka Jaamacadeed.

Xaflad qalin jabin ah oo si heersare loosoo agaasimay taasi oo ay ku qalin jabinayeen Arday Soomaaliyeed oo isugu jira Wiilal iyo Gabdho kuwaasi oo dhammaystay waxbarshadooda heerka jaamacadeed ayaa lagu qabtay magaalada Karachi ee Waddanka Pakistan.

Xafladaan qalin jabinta ah ee ay soo qaban qaabiyeen guddi madax banaan oo ay iska dhexuleen ardayda qalin jabiyayaasha ayaa waxaa loo qabtay in ka badan 30-Arday oo ka qalin jabiyay Jaamacaddaha kala duwan ee ku yaala dalkani Pakistan gaar ahaan gobolka Sindh,waxaana ka soo qeyb galay xafladan,Ganacsato, indheer-garad,Waalidiin, caruur, dhalinyaro, ardaydii qalin jabinaysay iyo bahda warbahinta.

Guddoomiyaha guddiga qaban qaabada xafladda qalinjabinta Maxamed Xaashi Daamey  ayaa xafladdan qalinjabinta si toos ah u furay, asagoo u mahadceliyay kasoo qayb galayaasha, gaar ahaan waxgaradka , waalidiinta ,Safaaradda Soomaalida, qalinjabiyeyaasha.

Munaasabaddan qalinjabinta waxaa sidoo kale khadka  taleefonka uga qayb qaatay isaga oo ku sugan Magaalada Islamabad Siihayaha Safaaradda Soomaalida Ambassor. Cali Sheikh Cabdullahi oo ardayda ugu Hambalyeeyay dadaalka ay gaareen, kulana dardaarmay inay dalkooda ula laabtaan waxa ay barteen.

“  Haddii aad baratay  dhaqaale, caafimaad, daawada, ingineeriyadda,  iyo waaxyaha kale ee waxbarashada, uma baahna Pakistan ama Mareykan , maxaaa yeelay waa haystaan aqoonyahanno ku filan, waxa u baahan waa dalkaaga “ ayuu yiri Mudane Safiir Cali Sheikh.

Aqoonyahan Xasan Hilowle oo kamid ah Indheer-garadka  iyo cuqaasha  Soomaaliyeed ee magaalada Karachi ayaa munasabadda qalin jabinta kasoo jeediyay hadallo dhiiri galin ah, oo ku salaysnaa in dalka iyo dadka wax la taro waxna loo qabto, anna laga gabban wax walba oo wanaag ah oo dadka iyo dalka loo samayn lahaa.

“  Dad badan oo idinka idinla mid ah ah ayaa waqtigaan marka ay soo gaaraan u bilaabataa walaac iyo isla hadal ku salaysan xaggee kulaabataa, dalkee kulaabataa , laakiin idinku waxaad leedihiin dal iyo dad jira, walina fursaduhu ay sii badanyihin hadda” ayuu Yiri Mudane Xasan Hilowle.

Sidoo kale Sheikh Cabdisalaan Shiine oo goobta hadlo kooban ka jeediyay  ayaa ardayda usoo jeediyay hadallo guubaabo ah oo kusaabsan inay waxa ay barteen ay dalkooda ula laabtaan. Waxa uu sheegay Sheikh Shiine in dhawaan mar uu dalka Soomaaliya tagay uu ku soo arkay in dadkii ka tagay dalka Pakistan ee waxbartay ay wax wayn ka qabteen dalka gudihiisa, ayna fureen Macaahid, isla markaana noqdeen hormuudka jaamacadaha dalka. .

Ismaaciil C/qaadir Qaasim oo ku hadlayay magaca ardayda qalin jabinaysay, waxa ayaa xusay inay fursaddani tahay mid qaali ah, isla markaana dhammaan qalin jabiyeyaashu ay tahay masuliyad saran waxa ay barteen inay dadkooda iyo dalkooda uga faa’iideeyaan.

Waxaa xusid mudan in xafladda lagu soo bandhigay riyaawayad qiime gaar ah xambaarsanayd una badnayd duco, iyo dardaaran ku socday qalin jabiyeyaasha.

Riwaayadda lagu soo bandhigay Xafladdan waxaa loo bixiyay  “ Qalin jabinta yaa Khasaarin”, waxaan dulucdeedu ahayd in dadka waxbartay aysan u hanqal taagin inay bannaanka u dhoofaan, ama ay isku biimeeyaan safar khatar ah ama si kaleba haloo dhigee ay sugaan dhoof qaabkuu doono haku yimaadee

Arimaha kale ee xiisaha badan waxaa kamid ahaa in da’ yartii kasoo qayb gashay xafladda la waydiinayay su’aalo cilmi iyo taariikh ah oo ay ku mutaysanayeen hadiyado kala duwan.

Ardaydaan ayaa kala qalin jabiyay kulliyadaha kale ah, Ganacsiga, Dhaqaalaha, Teknooloojiyadda, Daawada, Engineeriyada, Saxaafadda iyo Caafimaadka ,kana kala socday jaamacaddo gaar loo leeyahay iyo kuwo dawli ah.

Pakistan waa dalka labaad ee ardayda ugu badan ee dibadda wax ku barta ay ku nool yihiin,waxaana Jaamacadaha kale duwan ee dalkani sannad kasta ka qalin jabiya arday badan oo Soomaaliyeed.

Liska  Magacyadda Ardayda qalin jabisay:

Abdirisak Ali Osman

Abdirizak Muse Haji Warsame

kadir Haji Ibrahim

Abdulkadir Mohamed Ibrahim

Abdullahi Abdulkadir Abdulahi

Abdullahi Ahmed Hilowle

Abdullahi Ali Addawe

Adan Dahir Salad

Abdishakur Hassan Tigow

Ahmed Umar Muhammed

Ali Abdi Ali

Ali Mohamed Ahmed

Aweys Ahmed Jimale (Jantiile )

AbdibSamad Ibrahim Robow (Du’ale)

Farhia Ali Hussein

Haweya Mire Waaberi

Husein Ahmed Sheikh

Ibrahim Mohamed Olad

Ikram Salad kahie

Ismail Abdulkadir Sh.kassim

Ismail Dahir Ali

kamal Hassan Mohamed

Mohamed Abdulahi Ahmed

Mohamed Abdulkadir Mohamed

Mohamed Abdulkadir Sheikh

Mohamed Hashi Damey

Mohamed Hassan Egalle

Mohamed Hussein kalafoge

Mohamed Omer Ismail

Mohamed Omer Mohamed

Mohamed Warsame Abdinor

Mohamud Shire Warmajaale

Warsame Mohamed Hassan

Yusuf Omar Mohamed

Ismail Nur Xeefoow ( Ciiltire )

saasmii3@hotmail.com

Oslo Norwey

Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Koonfur Afrika oo laga gudoomay Waraaqihiisa Safiirnimo (Daawo Sawirad)
Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka koonfur Afrika Ambassador Sayid

Xasan Shariif C/llaahi warqadihiisa Safiirnimo laga gudoomay isaga iyo

Safiiro ka kala socda Wadamo ay ka mid yihiin Burundi,Sweden, Canada,

Cuba iyo kuwa kale,

Xaflad lagu qabtay Qarsiga Madaxtoooyada koonfur Afrika ayaa waxaa uu

ka gudoomay Madaxweyne Jecob Zuma Safiiro uu ka mid yahay Sayid Xasan

Shariif Cabdullaahi Safiirka Soomaaliya u fadhiya Koonfur Afrika ,

Intiii Xafladaasi lagu gudo jiray Qudba uu u jeediyay Madaxweynaha

Safiiradii kasoo qeyb galay ayaa waxaa uu ku soo dhaweeyay Safiirada

dalkiisa isagoo sheegay in uu aad ugu faraxsanahay wadashaqeynta

dowladiisa iyo dowladaha kale,

Sidoo kale Madaxweynaha dalka Koonfur Afrika Jecob Zuma oo qudbadiisa

u badnayd arimaha Soomaaliya ayaa waxa uu sheegay in aad ugu

faraxsanahay in ay Soomaaliya ku yeelato Danjirihii ugu horeeyey

dalkiisa,

Ambassador Sayid Xasan Shariif C/llaahi ayaa isna dhankiisa u sheegay

Madaxweyne Jecob Zuma in uu fariin salaan gaar ahaan Madaxweyne Xasan

Sheikh Maxamuud ah ugu wado Dowladda Federalka ah ee Soomaaliya

isagoo ugu mahadceliyay sida ay ay Dowlada Koonfur Afrika qaabisho,

Waa markii ugu horeeysay ee ay Soomaaliya ku yeelato Safaarad dalka

Koonfur Afrika iyadoo tani ay noqonayso midd taariikhi ah,waxaan

Koonfur Afrika ku nool Soomaali farabadan ee aan horay u heysan Dowlad

xuquuqdooda kala hadasha Dowlada Koonfur Afrika,

Sawir Qaade C/qaadir Axad

Daawo Sawirada Xaflada Sanad Guuradii Maamulka Khaatumo State Oo si weyn Looga Xusay Magaalada Nairobi+SAWIRO
Waxaa Shalay Galab lagu Qabtay Munaasibad Balaadhan oo Loogu Dabaal Degayo Sanad Guurada Maamulka Khaatumo State Of Somalia Magaalaada Nairobi ee Xarunta Dalka Kenya.

Munaasibadan oo Si Heer sare ah Loo Soo Agaasimay Ayaa Waxaa Kasoo Qayb Galay Isimo, Masuuliyiin, Ganacsato , Siyaasiyiin, Ururo, iyo Dhamaan Qaybaha Kala Duwan ee Buslhada Soomaaliyeed.

Waxaa Halkaasi la Jeediyey Qudbado Dhinacyo Badan Taabanaya Kuwaas oo Laga Jeediyey Munaasibada Loogu Dabaal Degayey Sanad Guurada Khaatumo State.

Waxaa Siwayn Loo Hanbal yeey Halyeeyada Deeganada Khaatumo State Dhamantood kuwaas oo istaagay Soo Celinta Karaamada iyo Sharaftii Bulshada Gobolada SSC.

Dhinaca kale Waxaa Lagu Lafa Guray Arimo Badan oo Quseeya Masiirka Iyo Horumarka Looga Baahan yahay In Laga Gaysto Deeganada khaatumo State.

Islamarkaana Waxaa Hanbalyo Culus Loogu Diray Madaxda Qaranka Soomaaliyeed , Iyo Horumarka Balaadhan ee Usoo Hoyday Bulshada Soomaliyeed taas oo ku aadan Aqoonsiga Rasmiga ah Ee Dawlada Maraykan ku Siisay Dalka Soomaaliya.

Shacabka Khaatumo State ee Ku Dhaqan Magalada Nairobi Ayaa Si wayn Umuujiyey Dareenkooda Farxadeed ee maanta iyadoona Halkaasi Lagu Soo Bandhigay Ciyaaraha Hidaha iyo Dhaqanka, Buraan Buro, Gabayo iyo Wacdaro kale oo Qayb ka ahaa Dabaal Dega.

Daawo sawirada Xafladaasi laga soo qaaday

Fanaanadda Hani uk oo ilgaara Ku haysa Dhaq dhaqaaqa Fanaanka Guuleed Axmed”Sir Qarsooneed+VEDIO
Shabakadda Galcad24.com Qaybteeda Fanka Iyo Suugaanta ayaa In Mudo ah Daba Gal ku haysay  Xiriirka Qarsoon Ee U dhaxeeya Fanaaniinta Hani  uk Iyo Guuleed Axmed

Ka Sukoow In ay Yihiin Fanaaniin Dhalinyaro ah oo uu Ka Dhaxayn Karo Heeso Lawada Qaado Ama Sheeko Lawada Matalo Ayaan Si Toos ah Uga Sal gaarnay Runta Rasmiga ah Ee  u Dhaxaysa Labadaasi Fanaan

Fanaaniin Soomaaliyeed oo Asaxaab dhaw La ah Labadaasi Fanaan Ayaa Galcad24.com Hor Keenay Sawiro Runta Muujinaya

Nala Daawo Waraysi Laga Qaaday Labadaasi Fanaan Oo Ay Ku dhaxmuujinayaan Muuqaalo Romance ah (RAAXO AY KA MUUQATO) Iyo Wariyihii Waraysanayay oo Argagax Ka Qaaday Muuqaalada ay sameynayaan Hani Uk Iyo Guuleed Axmed

RIIX  HALKAAN  SI  AAD  U  DAAWATO

Wixii Talo Iyo Tusaal ah Noogu Soo Dir E mailkeena oo ah

Galcad24@gmail.com

DHAGAYSO:Cali Dheere”Dhawaan Shareecada Islamka Ayaan Ku Xukumayna Puntland,Garoowe Anagaa Ka Talinayna”
Afhayeenka Al-shabaab Sheekh cali maxamud rage Cali Dheere Ayaa Siweyn waxa uu uga had lay Dagaalada bayahani danbe Ay Ku qadayeen Deegaano ka Tirsan Puntland.

Cali Dheere Ayaa Shir Jara’id oo uu ugu qabtay Warbaahinta Afka Al-shabaab waxa uu Sheegay Inay dhawaan Shareecada Ku Xukumayaan Puntland.

Hadalka Afhayeenka Al-shabaab Hoose ka Dhagayso

Maxaa Ka Jira wararka Sheegaya In Wariye Ridwaan C/wali uu La Ildaran Yahay Jaceeyl uu u Qaaday Jamila Garuun+(Daawo Sawirada)
Waxaa Isa soo Taraya Wararka Sheegaya In Ay Xiriir Jaceeyl oo qoto Dheer Wada Yeesheen Wariyayaasha Caanka ah Ee Ridwaan xaaji C/wali iyo Jamiilo Garuun Oo Lbadaba Ka Tirsan  Tv-ga Caalamiga Ee Universal .

Ilo xog ogaal oo laga helayo gudaha shaqaalaha Tv-ga Universal ee London ayaa sheegaya in xariirkii jaceyl ee ka dhaxeeyay Ridwaan Xaaji C/welli iyo Jamiilla Xasan Garruun uu marayo heer gabagabo ah ka dib xanuuno badan oo murago xanabarsan iyo hinaase badan oo uu soo maray.

Ilo wareedkaan ayaa sheegaya in Ridwaan uu yahay qofka jaceylka uu soo ritay isla markaana sanadkii ugu dambeeyay uu dadaal dheer uu galay sidiii xitaa qanacsanaan uu uga heli lahaa Jamiilo Hassan Garruun .

Wariye ka tirsan Universal oo qariyay maagciisa ayaa sheegaya in Jamiilo ay in badan ka mer meertay in ay xariirka jaceyl ka ogaalato balse mid ka mid ah shaqaalaha ayaa Jamilo kor hoos ula hadlay , ka dib ogalaashaheeda wax ay in badan ka meer meertay in ay banaanka la soo istaagto jaceylkaas waayo Ridwaan ayay ka dareentay in si si u kul kulul yahay isla markaana hinaasa leyahay .

Waxaa ugu daran ka dib markii Ridwaan uu ka maseeray sawiro qaarkood ka badis badis ah oo ay la gashay qaar ka m id ah shaaqalaha gaar ahaan Cabdi xafiid oo Galcad24.com loo sheegay in qorshahiisu ahaa in uu ka dul qaado Ridwaan markii uu dareemay ganauunaca ka soo yeeraya Ridwaan, waxaana horay Facebook-ga Cabdi Xafiid u soo galiyay sawir canka canka ay isku hayeen Jamiilo.

Haatan ayaa la xusayaa in meel wanagsan uu marayo xariirka jaceylka labada wariye isla markana ay bilaabeen in bananka so dhigaan , waxaana warku intaa ku darayaa in Jamilo ogalaatay in ay ooriyo u noqoto Ridwaan iyadoo lagu wado in bilaawga sanadkaan ay aqal galaan .

Mid ka mid ah farsamayaqanda Tvga Universal oo qariyay magaciisa ayaa  Galcad24.com u sheegay in heerka jaceyl ee labada lamaane uu hataan gaaray in mamulka tvga mararka qaar ku yiraahdaan kala sara shaqada iyo xariirka waayo Studio -ga ayayba jaceylka ku jilayaan .

isku soo Wada Duubooo Hadii Uu damaca Ridwaan u hirgalo ayaa Waxaa Ka dagaya Culeeys Weeyn  Oo Xaga Jaceeylka ah Oo wayaadaanba Saarnaa Inkastoo jamiilo ay Damac Badan Tahay Sida Dad La soo Shaqeeyay ay Galcad24.com u sheegeen hadaba la arki dooneee Halka uu Ku Danbeeyo .

www.galcad24.com

Xafiiska Wararka Galcad24.com

malmo Sweden

Labada Madaxweyne ee Soomaaliya iyo Uganda oo kulan gaar ah ku yeeshay magaalada Kampala + Sawirro
Kampala:-{Galcad24} Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta booqasho ku tagay caasimadda dalka Uganda ee Kampala. Waxayna halkaas kula kulmeen Madaxweynaha dalka Yuganda Mudane Yuweri Musaveni.

Madaxweynaha waxaa ku weheliyay booqashadiisa R/Wasaare ku xigeenka ahna Wasiirka Arrimaha Dibadda, Marwo Fowziyo Yusuf Xaaji Adan, Wasiiirka Gaashaandhiga Mudane C/Xakiim Maxamuud Xaaji Fiqi, Wasiirul Dowlaha Madaxtooyada Mudane Faarax Sh,Cabdulqaair, iyo saraakiil ka tirsan Madaxtooyada Soomaaliya.

Labada masuul ayaa kulankooda diirrada ku saaray sidii loo xoojin lahaa xirriirka labadda dal,Waxaana si gaar ah looga hadlay, amniga, ganacsiga iyo qaabka Ciidamadda Xooga Dalka Soomaliyeed loo tayayn lahaa.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya wuxuu uga mahadceliyay dowlada iyo shacabka Uganda taageeradda ay siiyeen Soomaaliya, wuxuuna Madaxwaynuhu cadeeyay in shacabka Soomaaliyeed ay abaal u hayaan shacabka iyo dowladda Uganda oo is garab taagtay Soomaaliya xilli ay ku jirtay marxalad adag.

Kulanka labada Madaxwayne ayaa ku soo idlaaday is faham buuxa oo laga gaaray dhamaan qodobadii laga wada xaajooday.

Booqashada Madaxwaynaha ee dalka Uganda ayaa qayb ka ah safaro uu ku marayo dalalka ku yaala mandaqada bariga Africa oo ay dalka Soomaaliya leeyihiin xiriir soo jireen ahaa iyo iskaashi dhaqandhaqaale, waxayna dowlada Soomaaliya ee uu Madaxwayne Mudane Xasan Sheekh Maxamud hogaaminayo dadaal ugu jirtay mudooyinkan sidii loo xoojin lahaa daris wanaaga iyo saaxiibtinimada dalalka gobolka.

Xafiiska Wararka Galcad24.com

Magaalada Kampala Ee Dalka Ugandha

Galcad24@hotmail.com

X